WAR-SAXAAFADEED : IIBKA HANTIDA QARANKA ; CABUDHINTA GARSOORKA & SAXAAFADA IYO SAFARKA MADAXWAYNE SIILAANYO EE GOBOLADA GALBEEDKA. WADDANI - TORONTO.

0
Tuesday January 20, 2015 - 18:33:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR-SAXAAFADEED : IIBKA HANTIDA QARANKA ; CABUDHINTA GARSOORKA & SAXAAFADA IYO SAFARKA MADAXWAYNE SIILAANYO EE GOBOLADA GALBEEDKA. WADDANI - TORONTO.

    Hargeysa(xogreebnews.com_Kulan ballaadhan oo ay kasoo qayb galeen Hogaanka Sare ee Xisbigga WADDANI, Toronto, ayaa lagu gorfeeyay xaaladda guud ee Somaliland iyo hagar-daamooyinka Xukumadda Madaxwayne Siilaanyo ku hayso shacbigga xariirta e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Kulan ballaadhan oo ay kasoo qayb galeen Hogaanka Sare ee Xisbigga WADDANI, Toronto, ayaa lagu gorfeeyay xaaladda guud ee Somaliland iyo hagar-daamooyinka Xukumadda Madaxwayne Siilaanyo ku hayso shacbigga xariirta ee jecel nabadda iyo xoriyadda.Falanqayn dheer ka dib, waxa kasoo baxay qodobada soo socda;

1.IIBINTA HANTIDA QARANKA..

Waxa dhawaan la iibiyay labadii warshadood ee laydhkaBerbera &Hargeisa, ayada oo aan loomarin nidaam waafaqsansharciyada dalka iyo nidaamka duwaliga ah eelagu wareejiyo hantida qaranka ““ privatizaion process’. Waxay ahayd in dawladdu shacabka u soo bandhigto iibinta labada warshadood, sababahaay u maamuli kariwayday,barnaamijkaugu wanaagsan ee laydh jaban lagu gaadhsin karo bulshada ku dhaqan Hargeia & Berbera, qiimayn lagu sameeyo kharashka ku baxaaya ,lagu dhawaaqo shirkad cusub oo la wareegta lahaanshaha & maamulkalabada warshadood,Xukumadu sheegto saamiga ay ku yeelanayso ; inta hadhaynaloo soo bandhigoganacsatadawaawayn iyo saamilayda yar-yar “small investors”,oo qof walbafursad loo siiyo ka qayb galkawax ku lahaanshaha hantida qaranka. XisbiggaWADDANI,marka uu xukunka la wareego, wuxuuhantida qaranka u maamuli si cadaaladi ku jirto oo loo simanyahay “Fair & equitable distribution of public wealth

2.CABUDHINTA SAXAAFADA & GARSOORKA.

Somaliland waxay kaalinta hore kaga jirta dalalka lagu cabudhiyo saxaafadda laguna xidh-xidho suxufiyeenta . Nasiib daro, waxaynutartancabudhinta ah kula jirnaEriteria,North Korea,IraniyoSyria.Waxaynu dalalkaas dheernahaycabudhintaGarsoorka. Waxaanu aad uga xunahay ficilka lagula kacayGarsoore Xussein Belel,oo shaqadii laga joojiyay markii oo xayiraada ka qaadayWARGEYSKA HUBAAL.Waa dhacdo ugub ah oo aan caalamka ilbaxa”civilized world” hore uga dhicin.XISBIGGA WADDANI, TORONTO,wuxuu cod dheeriyomid gaabanba ku gaadhsiin doona hayadaha caalamiga ah ee arrinkaasikhuseeyo.

3.SAFARKA MADAXWAYNAHA EE GOBOLADA GALBEEDKA.

Way haboontahay in Madaxweynahu safar shaqo ah ugu baxo goboladdadalka , soona ogaadodhibatooyinka jira. Waxaanu si gaar ahfarta ugufiiqaynaaGobolkaAWDALoo ka mid ah goboladda Somaliland ugu faca wayn , tiro iyo tayaba. Waxa halka ka jiratabashooyin iyo cabashooyin fara badan.Waxa iswayndiin mudan, sababta uu Madaxwaynahuhabayn qudhau seexan waayayBorama,si u xaqiiqada dhabta ah usoo ogaado.Waa sua’al dad badani iswaydiinaayo, jawaabtana waxa laga sugayaa Madaxtooyadda?

WAA BILAAHI TOWFEEQ.

DR. IBRAHIM ABSIIYE , GUDOOMIYAHA XISBIGGA WADDANI,TORONTO,CANADA.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured