Xisbiga Ucid oo Taageero Hiil ah La garab-galay Masuulka Xisbiga U joogay Togdheer Kaddib Khilaaf soo Kala dhex-galay

0
Monday January 19, 2015 - 08:21:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Ucid oo Taageero Hiil ah La garab-galay Masuulka Xisbiga U joogay Togdheer Kaddib Khilaaf soo Kala dhex-galay

    Hargeysa(xogreebnews.com_Ujeedo Aqbalaad Xil Kaqaadis iyo Xil Magacaabis Gobalka Togdheer Shir ay Maanta isugu yimaadeen golaha fulinta ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeela UCID oo shirgudoomiyanayay gudoomiye Ali Maxamed Yusuf (Cali Guray) aya waxaa o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Ujeedo Aqbalaad Xil Kaqaadis iyo Xil Magacaabis Gobalka Togdheer Shir ay Maanta isugu yimaadeen golaha fulinta ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeela UCID oo shirgudoomiyanayay gudoomiye Ali Maxamed Yusuf (Cali Guray) aya waxaa oo lagaga hadlaayay arinta gobalka Togdheer aya waxa kasoo baxay qodobadan hoos ku qoran

JAMHUURIYADDA SOMALILANDREPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo DaryeelkaUCIDJustice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

REF/UCID/008/2015Date: 18/01/2015

Ujeedo Aqbalaad Xil Kaqaadis iyo Xil Magacaabis Gobalka Togdheer

Shir ay Maanta isugu yimaadeen golaha fulinta ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeela UCID oo shirgudoomiyanayay gudoomiye Ali Maxamed Yusuf (Cali Guray) aya waxaa oo lagaga hadlaayay arinta gobalka Togdheer aya waxa kasoo baxay qodobadan hoos ku qoran

1.In gudoomiyaha gobalka Togdheer Adan Maxamed Xusen Dirir awood buuxda uleeyahay dhamaan waajibaadkiisa gobalka Togdheer madaama uu isagu yahay masuulka ugu sareeya gobalka ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID.

2.In ay dhamaan hawl wadeenada gobalka Togdheer ee xisbiga Cadaalada iyo Daryaalka UCID ku ixtiraamaan shaqadiisa.

3.In gudoomiyahii hore ee garabka dhalinyarada degmada Burco ee uu badalay Gudomiye Adan Xuseen magacisuna aha Maxamed CIse Abdilahi iyo Gudoomiyaha cusub ee uu magacabay magaciisuna yahay Xamse Diriye Ahmed Xisbigu ku taageersanyahay.

4.In wada shaqaynta gobalka la dardargaliyo isla markaana si wada jir ah loo hawlgalo

Sidaa darteed waxaan marlabaad laydin farayaa inaad dardargalisaan hawlaha gobalka si wada jira sida iyo wada shaqayn wacan

Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga UCID

Abdiqani Ibrahin Yusuf (Kaptanka)





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured