Madaxweyne siilaanyo Oo Dadweynaha Reer Fara-weyne ay Mudaharaad kala Hor-tageen khasaaraha Iyo dhaawaca soo Gaadhay Ilaaladda Waftiga

0
Saturday January 17, 2015 - 21:24:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne siilaanyo Oo Dadweynaha Reer Fara-weyne ay Mudaharaad kala Hor-tageen khasaaraha Iyo dhaawaca soo Gaadhay Ilaaladda Waftiga

    Farawayne(xogreebnews.com_Madaxwayne jamhuuriyada somaliland mudane Axmed Siilaanyo Iyo Wafti balaadhan oo hogaaminayay ayaa maalintii Labaad safar ku marayay meela kamida gobolada somaliland Gaar ahaan galbeedka waftiga madaxwaynaha oo xalay u Hoyda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farawayne(xogreebnews.com_Madaxwayne jamhuuriyada somaliland mudane Axmed Siilaanyo Iyo Wafti balaadhan oo hogaaminayay ayaa maalintii Labaad safar ku marayay meela kamida gobolada somaliland Gaar ahaan galbeedka waftiga madaxwaynaha oo xalay u Hoyday
Farawayne(xogreebnews.com_Madaxwayne jamhuuriyada somaliland mudane Axmed Siilaanyo Iyo Wafti balaadhan oo hogaaminayay ayaa maalintii Labaad safar ku marayay meela kamida gobolada somaliland Gaar ahaan galbeedka waftiga madaxwaynaha oo xalay u Hoyday magaalda wajaale ayaa saaka u kicitimay deeganada xuduuda teedsan
Waftiga ayaa xili Casarkii ah kusoo beegmay Degmada Farawayne oo kamida gobolka maroodijeex dadwaynaha ayaa waxay sugayeen in waftiga madaxwaynuhu u dhagax dhigo jidka isku xidhaya farawayne iyo caasimda hargaysa ,iyadoo guud ahaan bulshada qaybaheeda kala duwan ay u diyaar yihiin ayaa waxaa markaliya isbadalay jawigii waftiga iyagoo ka dhaqaaqay dadkii soo dhaweeyay una baqoolay meel laga qoday riig biyood kaasi oo biyihiisa la kaydinayay mudo 15cisho ah maamulka-farawayne-iyo-siilaanyo-4Arinta ayaa waxay waxlala yaabo kunoqotay bulshada reer farawayne taasina waxay sobotay in dadwaynuhu ku mudaharadaan wafiga madaxwayanaha.
Warkan oo aanu ka helay midka mida dadka deeganka farwayne oo xiligaa isagu ku sugnaa goobta ayaa wuxu noosheegay in dhagax ay tuurayeen dadwayanaha reer farawayne uu khasaare oo gaadhsiiyay qarkamida gaadiidka madaxwyanaha oo laga jajabiyay muraayadaha kuna sheegay afar baabuur waasida uu hadalka u dhigaye
Waxa kale oo wararku sheegayaan in mid kamida askarta ilaalada madaxwyanaha uu soo gaadhay dhaawac. Arintan ayaa mid waxlaga xumaado ku ah waftiga madaxwyanaha oo guud ahaan ay lasocdaan dawladiisi in ay deegaanada ku maraan bila qorshe taladooduna noqoto hadba wixii ka yimaada maamulada degmooyinka in ay fuliyaan taasi oo ka qarinaysa in ay sidhaba ugu kuur galaan xaqiiqda ka jirta guud ahaan dalka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured