Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Loo Qaybiyay Warqad Uu Raiisal Wasaaraha Ku Kala Diray Golahiisa Wasiirada

0
Saturday January 17, 2015 - 18:43:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Loo Qaybiyay Warqad Uu Raiisal Wasaaraha Ku Kala Diray Golahiisa Wasiirada

    Muqdisho(xogreebnews.com_Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan loogu qeybiyey qoraal uu Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya dib uga laabtay magacaabista Golaha Wasiirrada cusub ee uu magac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan loogu qeybiyey qoraal uu Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya dib uga laabtay magacaabista Golaha Wasiirrada cusub ee uu magacaabay 12kii bishan January.

Kulanka Baarlamaanka oo goor dhow xarunta Golaha Shacabka ka furmay ayaa qoraalka Ra’isulwasaaraha waxa uu sidoo kale Guddoonka Baarlamaanka kaga codsaday in la siiyo fursad mudo 14 cisho ah oo uu kusoo dhiso Wasiirrada cusub taasi oo la tashiyo badan uu kusoo sameyn doono.

Qoraalka Ra’isulwasaaraha uu kaga laabtay magacaabista Wasiirrada ee Baarlamaanka loo qeybiyey hoos ka akhriso:-

612x842x148.jpg.pagespeed.ic.iPJ0o27--l

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured