Suldaan wabar oo Hadda ku sugan addis-sabab sababta u Halkaas u joogo+ qorshaha dagaal ee kasoo cusboonaaday deegaanka awdal

0
Wednesday January 14, 2015 - 17:19:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan wabar oo Hadda ku sugan addis-sabab sababta u Halkaas u joogo+ qorshaha dagaal ee kasoo cusboonaaday deegaanka awdal

    Boorama(xogreebnews.com-ilo wareedyo aad ugu dhow dhow suldaan cilmi abubakar wabar oo ay heshay shabakadda warar ee xogreebnews.com- ayaa xaqiijinaaya in suldaanku shalay ka dhoofay magaalada Jig jiga ee maamul goboleedka kililka shanaad ee itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boorama(xogreebnews.com-ilo wareedyo aad ugu dhow dhow suldaan cilmi abubakar wabar oo ay heshay shabakadda warar ee xogreebnews.com- ayaa xaqiijinaaya in suldaanku shalay ka dhoofay magaalada Jig jiga ee maamul goboleedka kililka shanaad ee itoobiya.

Halkaaso u suldaanku u socdaalay magaalada addis-sabab ee caasimada dawlada federaalka ah ee itobiya, lana sheegay inuu kulaanno la qaadan doono xubno sar-sare oo ka mid ah dawlada federaalka itobiy.

Warar waxaa ay xuseen in suldaanka markii u gaadhay caasimada itoobiya u amar soo siiyey xubnaha tirade yare ee ka amar qaata.

Suldaanka ayaan la ogeyn waxaa ay dawladda itoobiya kala hadli doonto, balse waxa ilo-xog ogaal ahii u sheegen shabakadda xogreebnews.co, in suldaanka looga yeedhay oo u yeedhmo ku yimmi marka horeba

Xogrebnews.com office Boorama /somaliland

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured