Berbera: Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Wareejinta Warshada Laydhka Oo Gilgilay Berbera Daawo sawiiro.

0
Wednesday January 14, 2015 - 17:03:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Berbera: Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Wareejinta Warshada Laydhka Oo Gilgilay Berbera Daawo sawiiro.

    Berbera (xogreebnews.com— Banaanbax lagaga soo horjeedo Wareejinta Warshadda Laydhka Dawladda ee Berbera ayaa maanta ka dhacay Magaalada Berbera. Dadweyne ka cadhaysan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera (xogreebnews.com— Banaanbax lagaga soo horjeedo Wareejinta Warshadda Laydhka Dawladda ee Berbera ayaa maanta ka dhacay Magaalada Berbera. Dadweyne ka cadhaysan
Berbera (xogreebnews.com— Banaanbax lagaga soo horjeedo Wareejinta Warshadda Laydhka Dawladda ee Berbera ayaa maanta ka dhacay Magaalada Berbera. Dadweyne ka cadhaysan qorshaha socda ee Xukumaddu ku wareejinayso Warshadda ayaa laga iskugu soo baxay iyadoo dadku Taayaro ku gubeen badhtahama Magaalada.BERBERA MUDAHARAAD
Badhasaabka Gobolka Saaxil Fahmi CabDdi Bidaar, ayaa Idaacadda BBC-da u sheegay inuu Mudaharaadku ahaa mid sahlan oo aan gaysan wax khasaare ah, markii dambena uu iska dhamaaday.
Booliska ayaa Rasaas ku kala dareeriyay Bulshada ka cabanaysay in Warshadda Laydhka Dawladda ee Berbera lagu wareejiyo shirkad gaar loo leeyahay. Qorshahan ayaa muddooyinkii u dambeeyay laga dareemayay Magaalada Berbera in Xukumaddu damacsan tahay inay ganacsato ku wareejiso Warshadaasi oo noqonaysa tii ugu dambeysay ee Xukumaddu gacanta ku haysay.mudaharad
Xukumadda ayaa dhawaan ganacsato ku wareejisay Warshaddii Laydhka Dawladda Hargeysa, taasi oo hadda wixii ku dambeeya ay maamulayaan ilaa saddex Ganacsade oo reer Somaliland ah, arrintaasi oo bulshadu walaac ka muujisay, mucaaradkuna xukumadda ku dhaliilay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured