Maleeshiyada Wabar Oo Xalay Soo Weerartay Ciidamada Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Manta Cuqaasha Borama Ugu Hanjabtay Inay Cagta Marin Doonto Deegaanada Ay Ku Dhuumaalaysanayaan

0
Wednesday January 14, 2015 - 16:54:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyada Wabar Oo Xalay Soo Weerartay Ciidamada Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Manta Cuqaasha Borama Ugu Hanjabtay Inay Cagta Marin Doonto Deegaanada Ay Ku Dhuumaalaysanayaan

    Quljeed (xogreebnews.com_Maleeshiyo lagu qiyaasay soddon nin oo hubaysan ayaa xalay soo weerartay xero ciidamada Somaliland ku leeyhiin deegaanka Holhol ee koonfur galbeed Borama, waxaanay ku rideen rasaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Quljeed (xogreebnews.com_Maleeshiyo lagu qiyaasay soddon nin oo hubaysan ayaa xalay soo weerartay xero ciidamada Somaliland ku leeyhiin deegaanka Holhol ee koonfur galbeed Borama, waxaanay ku rideen rasaas.
Quljeed (xogreebnews.com_Maleeshiyo lagu qiyaasay soddon nin oo hubaysan ayaa xalay soo weerartay xero ciidamada Somaliland ku leeyhiin deegaanka Holhol ee koonfur galbeed Borama, waxaanay ku rideen rasaas.
Ciidanka Somaliland wax jawaab ah kamay bixin rasaastaas kooxdii weerarka soo qaadayna iyaga oo aan wax khasaare ah gaysan ayay dib uga noqdeen deegaankii ay ka soo galeen Somaliland, waxaanay u talaabeen xuduudka Itoobiya.
Xukuumadda Somaliland masuuliyiinta ka jooga Gobolka ayaa saaka isugu yeedhay Cuqaasha Gobolka, waxaanay ka dalbadeen inay keenaan war cad oo ah inay wax ka qabanayaan deegaanada ay ka soo talaabayaan iyo in ay xukuumaddu go’aan ka qaadato dhamaan deegaanada ay ka soo talaabayaan.
Cuqaasha ayaa la sheegay inay qabsadeen illaa barri inay go’aan ka soo gaadhi doonaan labada la kala dooransiiyey.
Ilo wareed u dhuun daloola kulanka manta ayaa la sheegay in uu Taliyaha Qaybta Gobolka Awdal ka war hayeen kooxdan, kuwaas oo uu sheegay inay Reer Qulujeed diideen inay deegaamadooda dhex maraan balse ay soo dhex mareen deegaanka ay xalay ka soo talaabeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured