Daawo Sawirada …Casho Sharfeed Balaadhan Oo Lagu Sabootinaayay Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Xisbiga WADANI Md. Seed Iyo Marti Sharaf La Socotay Oo Ka Dhacday G/London

0
Wednesday January 14, 2015 - 16:43:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 905
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada …Casho Sharfeed Balaadhan Oo Lagu Sabootinaayay Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Xisbiga WADANI Md. Seed Iyo Marti Sharaf La Socotay Oo Ka Dhacday G/London

    London (xogreebnews.com — Casho sharfeed balaadhan oo habeenimadi xalay lagu sabootinyay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI mudane Axmed Muumin Seed iyo waftiga balaadhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London (xogreebnews.com — Casho sharfeed balaadhan oo habeenimadi xalay lagu sabootinyay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI mudane Axmed Muumin Seed iyo waftiga balaadhan

London (xogreebnews.com — Casho sharfeed balaadhan oo habeenimadi xalay lagu sabootinyay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI mudane Axmed Muumin Seed iyo waftiga balaadhan oo u sii raaci doona Somaliland, casho sharfeedkaas oo aay soo qaban qaabiyeen gudida sare ee UK ayaa waxa ku wehlinaayay gudoomyiyaasha laamaha agsiimiha xafiiska guud ee xisbiga WADDANI Marwo Yasmiin Cali Raygal, gudida qaarada Yurub, Hogaanka sare ee xisbiga WADDANI DR Mustafe C/laahi Xaaji Jaamac, iyo marti sharfeed kale oo aad uu budan.


nIMG_8962IMG_9046
Waxa casho sharfeedkaas ku furay ayado quraan aha gudoomiya abaabulka ee laanta south east London Maxamed Qowdhan (Yolac), kadib waxaa xaflada furay o mahad naq iyo duco ka jeediyay gudoomiya xisbiga WADDANI UK Mudane Xuseen Aadan Cade oo isagu tatabtay waxqabadkii gudida sare intii aay xilka hayeen iyo waxa hor yaal, waxa kale oo uu gudoomiyu ilahay uga baryeey in ilaahay madaxda dalki ku sii socota in aay nabad galyo ku tagaan dalkii hoyo, waxa kale oo iyaguna gobtas ka hadlay Xubno ka tirsan gudida sare UK mudane Khalid Axmed Cismaan iyo Marwo Sainab Ismaaciil (Qurjuf). Gudoomiyaha qaarada Yurub Axmed Nahi iyo Afhayeenka qaarada Yurub mudane Qasim iyo Cabdale saleeban Dafle oo iyaguna dhamaantod ugu duceyay gudoomiye ku xigeenka 1aad Axmed Muumin seed iyo waftiga u hogaaminaayo. Waxa kale oo iyaguna halkaas hadalo koban ka jeediya gudoomiyayaasha laamaha London iyo marti sharafti kale ee ka soo qayib galay casho sharafkaas.
IMG_9038
Aagsimaha guud ee xisbiga WADDANI marwo Yasmin Cali Raaygal oo gobta ka hadashay ayaa waxa aay aad ugu dheraatay in xisbiga WADDANI manta maraayo meeshi ugu sarayiisa tahayina in gacmaha la is qabsado loona diyar garoobo dorashada 2015, wax kale oo isna hadala kooban ka jeediyay Cabdi Wayne oo ah tageeryasha xisbiga WADDANI UK oo isagu amaan balaadhan uu jediyay gudida sare Uk kuna amaanay sida fiican ee aay uu wadan maamulka Uk, una ducayey gudomiye ku xigeenka 1aad oo isaga laftisu hore uu sii raci doono, waxa kale oo hadalo koban isna gobta ka jeediyay xubin ka tirsan hogaanka sare ee xisbiga WADDANI Dr Mustafe C/laahi Xaaji Jaamac oo isagu talo iyo wano ka jeediyay goobtas kuna booriya dhamaan gudiyada lamaha gudida sare Uk iyo tageeryasha xisbiga in loo diyar garoobo dorshada soo socta.IMG_9033
Gunaanadki casho sharafka waxa goobtas hadalo kooban ku soo dhaweyay gudoomiyaha xisbiga WADDANI UK Xuseen Aadan Cade oo uga wa- ramay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI Mudane Seed halka uu tagnaa Uk iyo halka aay manta marayiso xisbi ahaan waxa uu gudoomiyuhu u mahad celiyay sida wanagsan ee ay ula shaqeeyeen mudane Seed iyo marwo Yasmin intii ay Uk ku sugnaayeen,IMG_9005
Gaba gabadi waxa soo khatimay casho sharafta lagu qabtay galbeedka London hotelka Nomad gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI Mudane Axmed Muumin Seed oo isagu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay soo dhawaayinta uu kala kulmay UK intii uu ku sugnaa shegayina in gudida sare ee UK ay shaqo fican ka hayiso UK waxa kale oo u aad ugu mahad naqay dhamaan lamaha goblada, lamaha London, gudida sare UK, iyo dhamaan tageeryaasha xisbiga WADDANI iyo shacabka Somaliland sida wanaagsan ee ay uu soo dhaweyeen, mudane Seed waxa uu balan qaday in hadii aay dorshada ku gulayistaan ay dalka ku maamuli donan sinaan iyo cadaalad hosna uu eegi donan dhalinyarada iyo dadka danyarta iyo dhamaan shacabka Somaliland, gudoomiya waxa uu ku boriyay marti sharafti iskugu timi gobtaan in gacmaha la is qabsado o la wada shaqeeyo.
IMG_8957IMG_8958IMG_8960IMG_8964IMG_8973IMG_8976IMG_8978IMG_8979IMG_8980IMG_8982IMG_8990IMG_8991IMG_8992IMG_8994IMG_8995IMG_8998IMG_8999IMG_9000IMG_9001IMG_9002IMG_9003IMG_9004IMG_9005IMG_9006IMG_9010IMG_9015IMG_9016IMG_9018IMG_9020IMG_9021IMG_9031IMG_9032IMG_9033IMG_9035IMG_9036IMG_9037IMG_9040IMG_9042IMG_9043IMG_9044IMG_9045




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured