Baarlamaanka soomaaliya oo laga Codsaday in Codka kalsoonida siiyo xukuumada sharmaarke

0
Wednesday January 14, 2015 - 16:40:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 712
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka soomaaliya oo laga Codsaday in Codka kalsoonida siiyo xukuumada sharmaarke

    Muqdisho(xogreebnews.com_Kulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Kulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Cumar
Muqdisho(xogreebnews.com_Kulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke isla markaana Baarlamaanka looga Codsaday in ay Kalsooni siiyaan Xukuumada Cusub si ay Howlaha adag ee horyaala u guda galaan.Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada, Mas’uuliyiin, Xildhibaano hore, siyaasiin,aqoonyahanno iyagoo dhamaantoot ku baaqay in dib loo soocelin Khilaaf horseeda dib u dhaca Soomaaliya waxa ayna tilmaameen in Xildhibaanada golaha shacabka iyo qaybaha bulshadana looga fadhiyo in ay ka fikiraan Danta Guud ee Qaranka.
waxaa saacadihii la soo dhaafay soo badanayey taageerada Golaha Cusub ee Wasiirada uu soo magacaabay wasiirka koowaad ee dalka mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke taasi oo muujinaysa sida dadka Soomaaliyeed ay ugu Hanweyihiin Hiigsiga Sanadka 2016’ka, oo Soomaaliya la filayo in ay ka dhacdo Doorasho qof iyo cod ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured