Halkan Ka Dheeho Degaannada Ay Ka Soo Jeedaan iyo Xilalka Loo Magacaabay 11 Xubnood Oo Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Ku Jira Wasiiradda Somalia

0
Tuesday January 13, 2015 - 21:15:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Dheeho Degaannada Ay Ka Soo Jeedaan iyo Xilalka Loo Magacaabay 11 Xubnood Oo Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Ku Jira Wasiiradda Somalia

    Hargeysa(Xogreebnews)Golaha wasiirada Somalia ee uu ku dhawaaqay Isniintii Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid oo tiradoodu dhan tahay 60

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)Golaha wasiirada Somalia ee uu ku dhawaaqay Isniintii Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid oo tiradoodu dhan tahay 60

Hargeysa(Xogreebnews)Golaha wasiirada Somalia ee uu ku dhawaaqay Isniintii Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid oo tiradoodu dhan tahay 60 Xubnood waxaa ka dhex muuqda 11 Xubnood oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland,kuwaasi oo iskugu jira wasiiro, wasiiro ku xigeeno iyo wasiiru dawleyaal.

Magacyada, xilalka iyo degaamada ay ka soo kala jeedaan xubnaha reer Somaliland ee Wasiirada ka ah Somalia ayaa kala ah sidan:-

1. Maxamed Cumar Carte Qaalib, Ra’isulwasaare ku xigeen,(Gobolka Hargeysa)

2. Abdirahman Ducaalee Beyle Wasiirka Arrimaha dibadda iyo ,(Gobolka Awdal)

3. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Wasiirka Korontada iyo Biyaha(Bariga Burco.

4. Cabdalla Boss Axmed Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta (Galbeedka Burco)

5. Daa’uud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Badroolka (Gobolka Sool)

6. Cabdillaahi Axmed Jaamac Ilkajiir Wasaaradda waxbarashada (Sanaag Bari)

7. Maxamed Cali Xagaa Wasiiru dawlaha Gaashaandhiga (GobolkaSalal)

8. Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka dhalinyarada iyo Ciyaaraha (Gobolka Hargeysa).

9. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasiir xigeenka Kaluumaysiga iyo Baddaha(Hargeysa).

10. Cabdikariin Cige Guuleed Wasiir xigeenka Xanaanada Xoolaha(Gobolka Awdal)

11. Xaamud Cali Xasan Wasiir xigeenka waxbarashada(Gobolka Salal).

Badiba xubnahani waa kuwo hore ula soo haystay siyaasadda Somalia horena xilal uga soo qabtay xukumaddihii Somalia ee kala dambeeyay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured