Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Jidka Dawga Cad

0
Tuesday January 13, 2015 - 21:08:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Jidka Dawga Cad

    Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada oo saaka u ambabaxay Jidka dawga Cad ee Waqooyiga Hargeysa ayaa xadhiga ka jaray Boqol iyo shan(105KM) Kiiloo mitir oo ka mid ah Jidka Dawga C

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada oo saaka u ambabaxay Jidka dawga Cad ee Waqooyiga Hargeysa ayaa xadhiga ka jaray Boqol iyo shan(105KM) Kiiloo mitir oo ka mid ah Jidka Dawga Cad.

Munaasibad lagu qabtay Jidkaasi ayaa Madaxweyne Siilaanyo waxa uu ka balanqaaday inuu sii wadayo ka qayb qaadashada jidkaasi oo isku xidha Hargeysa ilaa degmada Ceel Sheekh ama u dhaadhaca dhinaca xeebta. Waxa uu u mahadceliyay Guddida jidkaasi gacanta ku haysa oo dadaal badan u galay sidii jidkaasi oo mara meelo aad raf u ahaa loo dhisi lahaa.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa sidoo kale la filayaa inuu dhawaan u ambabaxo dhinaca Ceerigaabo, halkaasi oo uu xadhiga kaga soo jarayo 30-kii Km ee u horeeyay ee Jidka isku xidha Burco ilaa Ceerigaabo.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured