Xukuumada siilaano oo mar labaad xayiraad kusoo Rogtay wargeyskii Hubaal Oo maanta un soo baxay.

0
Monday January 12, 2015 - 19:36:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 883
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada siilaano oo mar labaad xayiraad kusoo Rogtay wargeyskii Hubaal Oo maanta un soo baxay.

    Hargeysa (xogreebnews.com_Maxkamda Rafcanka Gobolka Maroodijeex Ayaa goordhweyd Madbacadaha Dalka Ugudbisay Warqad ay ku amrayaan inaan la dabaci karin Wargeyska Madaxbanaan Ee Hubaal Oo Maalintii shalay Maxkamada gobolka Maroodijeex Ka Qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com_Maxkamda Rafcanka Gobolka Maroodijeex Ayaa goordhweyd Madbacadaha Dalka Ugudbisay Warqad ay ku amrayaan inaan la dabaci karin Wargeyska Madaxbanaan Ee Hubaal Oo Maalintii shalay Maxkamada gobolka Maroodijeex Ka Qaaday
Hargeysa (xogreebnews.com_Maxkamda Rafcanka Gobolka Maroodijeex Ayaa goordhweyd Madbacadaha Dalka Ugudbisay Warqad ay ku amrayaan inaan la dabaci karin Wargeyska Madaxbanaan Ee Hubaal Oo Maalintii shalay Maxkamada gobolka Maroodijeex Ka Qaaday Xayiraadi Sarnayd. Maxkamda Rafacnaka ayaan wax asbaaba u cuskan amarkan ay ku hakinayso in dib loo dabaco wargeyska Hubaal. Lama garan karo ilahada amarkan dambe ee lagu xayirayo in dib loodabaco wargeyskaasi. dhinaca kale waxa ka hadley Garyaqaanka difaacayay Wargayska hubaal ayaa sheegay inaan waxa dhacaya loo dulqaaan kari “Waxa ku Dhacaya Wargeyska Hubaal ,Maaha Wax Lo Adkaysan Karo ee u Sida Tooska ah Faro gLinta Qaawan Ugu Hayo Jananka Ciidanka Booliska JSLand C/laahi Fadal, Waxaanay Shacabka uga Baahanyihiin Hiil Cadaaladeed Waayo Waxa Dagaal Laguso Qaaday Xoriyatu Qawlka Xukuumaduna Waxay Cadaysatay In ay Leedahay Car Juuq Dhe waxaanay haysaa Wadadii ay Hore u Eedeen Talisyadii Africaba Rakaadiyey ee Kaligii Talisnimada”ayuu yidhi Garyaqaan siciid Yaasiin oo difaacayay Wargayska Hubaal.Maalintii shalay ayay maxkamadu dacwada Hubaal Ooday Xayiraadana ka qaaday isla saakana lagu arkeyay Suuqyada Magaalada hargeisa.
xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured