Xukumada Siilanyo Oo Utafa Xaydatay Afduubka Warbaahinta Madaxa Banaan %50 Iibsatay Tvga Somalichannel

0
Monday January 12, 2015 - 19:11:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 799
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumada Siilanyo Oo Utafa Xaydatay Afduubka Warbaahinta Madaxa Banaan %50 Iibsatay Tvga Somalichannel

    Hargeysa(xogreebnews.com_Xukumada madaxweyne Siilaanyo hogaamiyo oo mudooyinkii udambeeyayba ku hawlanayd inay la wareegto maamulka warbaahinta madaxa banaan ayaa la hadal hayaa inay iibsatay %50 tvga Somalichanel.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Xukumada madaxweyne Siilaanyo hogaamiyo oo mudooyinkii udambeeyayba ku hawlanayd inay la wareegto maamulka warbaahinta madaxa banaan ayaa la hadal hayaa inay iibsatay %50 tvga Somalichanel.
Hargeysa(xogreebnews.com_Xukumada madaxweyne Siilaanyo hogaamiyo oo mudooyinkii udambeeyayba ku hawlanayd inay la wareegto maamulka warbaahinta madaxa banaan ayaa la hadal hayaa inay iibsatay %50 tvga Somalichanel.
Wasiiro xukumada ka tirsan ayaa ku tartamaya sidii ay ula wareegi lahaayeen tvyada inta badan laga leeyahay somalia si ay isugu muujiyaan awoodada ugna buun buunistan shaqooyinka ay ku fashilmeen.
Wasiir xirsi iyo Wasiir Cabdicasis samaale oo isku koox ah ayaa la sheegay inay share ka qaateen tvga Somalichanel Abdifatah siciid axmed la taliyaha madaxweynaha ee hayadaha calamiga oo xiligan UK jooga iyo gudomiyaha Tvgaasi Mahdi ayaa kala saxeexday heshiiska sami qaybsiga tvgan waxana sida la sheegay aarintan fududeeyay wasir kuxigenka warfaafinta iyo wasiirka hawlaha guud ee Somaliland.
Dhowan ayay ahayd marki la shegay in tvga Royal ay isna xukumadu iibsatay siiba wasiirada Macdanta iyo Duulista waxanay talabadani u muuqata mid xukumadu ku donayso inay ku afduubto saxafada madaxa banaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured