DAAW xogreeb Tv : Fanaanada Laki Waceys oo soo saartay hees soo jiidatay indha Soomaalida oo dhan

0
Monday January 12, 2015 - 19:04:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAW xogreeb Tv : Fanaanada Laki Waceys oo soo saartay hees soo jiidatay indha Soomaalida oo dhan

    Landon(xogreebnews.com-Fanaanada Laki Xaaji Waceys oo horyaalka fanka Soomaalida ku jirta ayaa waxaa ay soo saartay hees aad ay uga heleen shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Landon(xogreebnews.com-Fanaanada Laki Xaaji Waceys oo horyaalka fanka Soomaalida ku jirta ayaa waxaa ay soo saartay hees aad ay uga heleen shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo
Landon(xogreebnews.com-Fanaanada Laki Xaaji Waceys oo horyaalka fanka Soomaalida ku jirta ayaa waxaa ay soo saartay hees aad ay uga heleen shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana ay noqotay mid durba ku fiday dunida.Heesta Muhasho ayaa isku heshay ERAYO, LAXAN, MUSIC , COD IYO MUUQAAL lagu fara yareystay. Waxaana isugu tagay soo saaristeeda dadkii ugu horeeyey bahda fanka iyo warbaahinta.Erayada iyo laxanka waxaa iska leh Wariye Abdirisaq Bulqaas taasi oo lafteeda dadweynaha heestan daawaday ku dhalisay in Bulqaas yahay nin usoo baxay hal-abuurada Soomaalida.
Codka iyo ciyaarta aan laga jeesan karina waa Fanaanada Laki Xaaji Waceys, oo lafteeda mar ka mid aheyd bahda warbaahinta Soomaalida. Musica waxaa raaciyey A A Naji, halka uu muuqaalka quruxda badan u sameeyey Goobe Production.Haddaba Warbaahinta xogreebnews.com ayaa heesta Laki Xaaji Waceys ee MUHASHO u aqoonsatay heesta sanadka cusub ee 2015. Taasi oo aan idin kusoo xulnay inaad nala daawataan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured