Magacyada iyo Beelaha Xubno Somaliland u dhashay oo lagu daray Wasiirrada Cusub ee Soomaaliya

0
Monday January 12, 2015 - 10:49:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada iyo Beelaha Xubno Somaliland u dhashay oo lagu daray Wasiirrada Cusub ee Soomaaliya

    Muqdisho(xogreebnews.com_ Raysalwasaaraha Soomaaliya ee dhowaan la magacaabay Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ayaa saqdii dhexe ee xalay ku dhawaaqay liiska golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa, waxaanu xilal wasiirro ah uga magacaabay siyaasiyi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_ Raysalwasaaraha Soomaaliya ee dhowaan la magacaabay Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ayaa saqdii dhexe ee xalay ku dhawaaqay liiska golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa, waxaanu xilal wasiirro ah uga magacaabay siyaasiyiin iyo shakhsiyaad dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland. Muqdisho(xogreebnews.com_ Raysalwasaaraha Soomaaliya ee dhowaan la magacaabay Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ayaa saqdii dhexe ee xalay ku dhawaaqay liiska golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa, waxaanu xilal wasiirro ah uga magacaabay siyaasiyiin iyo shakhsiyaad dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland.
BeyleXubnahan u dhashay Somaliland ee xilalka looga magacaabay dawladda Soomaaliya oo tiradoodu dhan tahay Lix Xubnood oo isugu jira Wasiirro, Wasiirul-dawlayaal iyo wasiir Ku-xigeenno, ayaa dhalasho ahaan ka soo kala jeeda gobollada Awdal, Maroodijeex, Togdheer, Sanaag iyo Sool.

Maxamed Cumar Carte waxa loo magacaabay Raysalwasare ku-xigeenka (Habar Awal)
Cabdiraxmaan Beyle, waxa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda (Samaroon)
Cabdalla Boos waxa loo magacaabay Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta (Habar Yoonis)
Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) waxa loo magacaabay Wasiirka Korontada iyo Biyaha (Habarjeclo)
Daa’uud Bisle waxa loo magacaabay Wasiirka Macdanta iyo Batroolka (Dhulbahante)
Cabdilaahi Axmed Jamac Ilka Jiir, waxa loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta (Warsengeli).



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured