Wasiiradda La Magacaabey Magacyadooda iyo Magacyadda Beelaha ay ka soo jeedan saamiga dhinaca ka Raaran Ee Dawladda Cusub.

0
Monday January 12, 2015 - 10:43:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 915
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiradda La Magacaabey Magacyadooda iyo Magacyadda Beelaha ay ka soo jeedan saamiga dhinaca ka Raaran Ee Dawladda Cusub.

    Muqdisho(xogreebnews.com_Raisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku dhawaaqay Golo cusub oo Wasiiro, hadaba waxaa inoo suuragashay in aan helno beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada iyo sida ay awooda u qeybsadeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Raisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku dhawaaqay Golo cusub oo Wasiiro, hadaba waxaa inoo suuragashay in aan helno beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada iyo sida ay awooda u qeybsadeen Beelaha soomaaliyeed. Muqdisho(xogreebnews.com_Raisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku dhawaaqay Golo cusub oo Wasiiro, hadaba waxaa inoo suuragashay in aan helno beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada iyo sida ay awooda u qeybsadeen Beelaha soomaaliyeed.
. Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda
. Cabdullahi Axmed Jaamac “Ilkajiir” Wasaaradda Waxbarashada

. Daauud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka
Maxamud Cali Magan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

Cabdiqadir Cabdi Xashi “Gaabane” Wasaaradda Arimaha Dastuurka


Wasiirada Beelaha Dir

Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen

Cabdirixman Ducaale Bayle Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

Cabdullahi Sh. Ismaacil Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

Ducaale Aden Maxamed Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

Cabdalla Boos Axmed Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

Wasiirada Beelaha Hawiye.

Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

Cabdullahi Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha

Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

Beelaha Digil iyo Mirifle.

Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

Maxamed Sh. Xasan Xaamud Wasaaradda Gaashaandhigga

. Yusuf Macalin Amiin Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” Wasaaradda Beeraha

Cabdiraxman Cabdi Cusmaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

Beesha Shanaad

Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda

Axmadey Sh. Mukhtaar Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Saciid Xuseen Ciid Wasaaradda Caafimaadka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured