Suldaan abubakar cilmi wabar oo la sheegay in aanay cidina qaban oo u iskaaga jiro dhufayskiisi iyo warbaahinta Somaliland oo u ku Tilmaamay mid-beeled xogo naga soo gaadhay suldaanka’…

0
Sunday January 11, 2015 - 19:13:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan abubakar cilmi wabar oo la sheegay in aanay cidina qaban oo u iskaaga jiro dhufayskiisi iyo warbaahinta Somaliland oo u ku Tilmaamay mid-beeled xogo naga soo gaadhay suldaanka’…

    Boorama(xogreebnews.com kaddib baadhitaano aanu ku sammaynay warar sheegayey in suldaan abubakar cilmi wabar ay xalay ciidamada federaalka itoobiya ay qabteen ayaa beenoo-bay kaddib markaannu Helnay dad ay si weyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boorama(xogreebnews.com kaddib baadhitaano aanu ku sammaynay warar sheegayey in suldaan abubakar cilmi wabar ay xalay ciidamada federaalka itoobiya ay qabteen ayaa beenoo-bay kaddib markaannu Helnay dad ay si weyn

Boorama(xogreebnews.com kaddib baadhitaano aanu ku sammaynay warar sheegayey in suldaan abubakar cilmi wabar ay xalay ciidamada federaalka itoobiya ay qabteen ayaa beenoo-bay kaddib markaannu Helnay dad ay si weyn isaagu dhow yihiin suldaanka oo u lasoo xidhiidhay,ayaa waxba kama jiraan ku Tilmaamay wararkii ay ilaa xalay warbaahinta Somaliland qorayeen kuwaaso ku saab-sana in suldaanka ay qabteen ciidamada federaalka ah ee itoobiya.

Ilo wareedyo ay Heleyso shabakadda warar ah ee xogreebnews.com-ayaa sheegaya in suldaanku si weyn uga cadhooday warkaas ay warbaahinta qaarkeed qoreen, waxaana uu suldaanku warbaahinta Somaliland ku Tilmaamay mid beeled waa sidaa aanu kazoo xiganay dad ku sugan qolo-jeed

Waxaa kale oo warar intaas ku dareen in suldaanku aanu wali sidiisi hore uu maw-quf ad-keyn balse uu wax tabanaayo oo keliya

Wararku waxaa ay intaas ku dareen, inuu suldaanku codsi usoo dirtay odayaasha beesha Gudabiirsi kaaso u ku codsanaayo in shirka beelaha samaroon dib lo dhogo.

Xogreebnews.com-office boorama




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured