Daawo xogreeb Tv" wasiir Ku xigeenkii Hore amniga oo cafis lagu sii daayeey kaddib markii waan-waan ay galleen odayaasha beeshiisa iyo Gudoomiyaha xisbul-xaakimka Kulmiye

0
Sunday January 11, 2015 - 18:45:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv" wasiir Ku xigeenkii Hore amniga oo cafis lagu sii daayeey kaddib markii waan-waan ay galleen odayaasha beeshiisa iyo Gudoomiyaha xisbul-xaakimka Kulmiye

    Daawo xogreeb Tv" wasiir Ku xigeenkii Hore amniga oo cafis lagu sii daayeey kaddib markii waan-waan ay galleen odayaasha beeshiisa iyo Gudoomiyaha xisbul-xaakimka Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo xogreeb Tv" wasiir Ku xigeenkii Hore amniga oo cafis lagu sii daayeey kaddib markii waan-waan ay galleen odayaasha beeshiisa iyo Gudoomiyaha xisbul-xaakimka Kulmiye

Hargeysa (xogreebnews.com_Xukuumadda Somaliland ayaaxorriyadiisii dib ugu soo celisay Wasiir Ku Xigeenkii Hore Amniga Md. Cabdilaahi Abokor oo in ka badan Todoba bilood xabsiga ku jiray waxaana ay ahayd dabayaaqadii biishii May ee sanadkii tegay markii ay ciidamada RRU-du gurigiisa ugu daateen xili habeenimo ah oo ay xabsiga dhigeen.

cabdilaahi abokorCabdilaahi Abokor ayaa ku eedaysnaa in uu wax ka sheegay xubno ay ku wada jireen Golaha Wasiirada iyo xukuumadda uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) hogaaminayo, taas oo markii dambe lagu riday xukun xadhig ah.

Ehelada Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor oo aanu la xidhiidhnay ayaa Xaqiijiyay Siideynta masuulkan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured