Wargeyska Hubaal Xayiraadii si Rasmiya looga Qaaday

0
Sunday January 11, 2015 - 18:41:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 767
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wargeyska Hubaal Xayiraadii si Rasmiya looga Qaaday

    Hargeysa (xogreebnews.com)Maxakamadda Gobolka Maroodijeex ayaa si rasmiya xayiraadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com)Maxakamadda Gobolka Maroodijeex ayaa si rasmiya xayiraadii Hargeysa (xogreebnews.com)Maxakamadda Gobolka Maroodijeex ayaa si rasmiya xayiraadii ugu qaaday Wargeyska Madaxbanaan ee Hargeysa ka soo bixi jiray ee Hubaal oo xayiraadi saarnayd mudo ka badan 12 — bilood. Wargeyska ayaa laga qaaday Xayiraadi saarneyd maanta sida uu no xaqijiyeey Tafatiraha wargeyska hubaal Xasan Xuseen (Keef-keef) mar uu khadka Telefoonka kula soo xidhiidhey


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured