Ma Dhabba In Wasiir Samaale Uu Iscasilaad U Gudbiyeey Madaxweyne Siilaano?

0
Saturday January 10, 2015 - 19:23:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhabba In Wasiir Samaale Uu Iscasilaad U Gudbiyeey Madaxweyne Siilaano?

    Haregisa(xogreebnews.com_ wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis Maxamed samaale ayaa la sheegay in u madaxweyne siilaanyo U Gudbiyeey war-qad ay ku qoraan tahay in ka fadhiisanaayo shaqadda u qaranka u hayo u gudbiyeey madaxweyne siilaanyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haregisa(xogreebnews.com_ wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis Maxamed samaale ayaa la sheegay in u madaxweyne siilaanyo U Gudbiyeey war-qad ay ku qoraan tahay in ka fadhiisanaayo shaqadda u qaranka u hayo u gudbiyeey madaxweyne siilaanyo

Haregisa(xogreebnews.com_ wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis Maxamed samaale ayaa la sheegay in u madaxweyne siilaanyo U Gudbiyeey war-qad ay ku qoraan tahay in ka fadhiisanaayo shaqadda u qaranka u hayou gudbiyeey madaxweyne siilaanyo ,taaso u sabab uga dhigay inuu ku daalay siyaasadda iyo amuuraha xisbiga Kulmiye dhex-diisa. Ilo-wareedyo aad ugu dhow-dhow madaxtooyadda iyo wasiirka maaliyadda ayaa shabakadda warar ee xogreebnews.com-u sheegay in wasiirka ay jirto cabsi u ka qabbo inuu madaxweyne siilaanyo shaqadda ka fadhiisiyo kaddib markii maal-mahan-baa warbaahinta maxaaliga ahii qoraayeen in xukuumadda u madaxweynuhu isku shaan-dheyn-doono.

Taasina sabab u tahay war-qadda iscasilaadda ah ee la sheegay in u gudbiyeey wasiir samaale,inkasta oo aan la ogeyn sababta dhab ahaan uu wasiirka u cuskaday istiqaaladdan.

Balse waxaa ay xoggaha ay xogreebnews.com_heleyso u sibir-saarayaan inuu jiro khilaaf-maal-mahan-baa dhex-yaalay wasiirka iyo madaxweynaha kaaso ka dhashay kaddib markii u madaxweyne siilaanyo cajaladda u kazoo diray madaxtooyadda ku sheegay in aan lo baahney khilaaf soo kala dhex-galla xubnaha xisbiga iyo wasiiradda,kaaso u daarnaa in u madaxweynuhu la hadlaayey wasiirka maaliyadda iyo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye. Dhacdaadas ayaa la sheegay in wasiir sammaale si weyn u uga cadhooday.

Halka xoggaha kaleena sheegen in u ka cabsi qabbo wasiirku in ay saamayso isku shaan-dheyta la saadaalinaayo.

Wararka annu heleynaa waxaa ay intaas ku dareen in u jiro daadaal la baajinaayo wasiirka maaliyadda samaale in u ku ad-keysto is-casilaaddaas iyo inuu aq-baalo inuu sii wato shaqadiisa.

La soco wixii kazoo kordhaa

Xogreebnews.com-office Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured