madaxtooyadda oo si weyn loogu-soo dhoweeyey waftidi reer Sweden( Daawo saawiro)

0
Saturday January 10, 2015 - 18:37:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 767
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    madaxtooyadda oo si weyn loogu-soo dhoweeyey waftidi reer Sweden( Daawo saawiro)

    Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka Sweden weftigaasi oo uu hogaaminaayo, Xoghayaha Dawlada Hoose ee Magaalo madaxda Sweden ee Stockholms Mr. larsDownload DSC_0106.JPG (152.0 KB)radh.Madaxweynaha oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa weftiga ku soo dhaweeyey dalka ugana mahadnaqay imaatinka ay dalka Somaliland ku yimaadeen, isaga oo madaxweynuhu sheegay inay taasi u sahlayso inay indhahooda ku arkaan horumarka shacbiga iyo xukuumaduba ay ku talaabsadeen mudadii 23ka sano ahayd ee ay madaxbanaanidooda ugala soo noqdeen wadankii la isku odhan jiray SomaliyaDownload DSC_0078.JPG (176.6 KB).Download DSC_0069.JPG (154.9 KB)Download DSC_0071.JPG (170.9 KB)Download DSC_0072.JPG (160.2 KB)
Waxa madaxweynaha ku wehelinaayey kulankaasi Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade, wasiirka Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Maayarka Caasimada Hargeysa Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali, Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargeysa Mowliid Waris Cabdilaahi.Download DSC_0072.JPG (160.2 KB)Download DSC_0076.JPG (182.4 KB)Download DSC_0082.JPG (178.5 KB)Download DSC_0091.JPG (198.0 KB)
Ka dib markii shirku soo dhamaaday waxa warbixin saxaafada ka siiyey wasiirka Arrimaha dibeda Somaliland mudane maxamed biixi, xoghayaha dawlada hoose ee sweden iyo sidoo kale gudoomiyaha jaaliyada Sweden ee Somaliland zakeriye Xasan wacays.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured