Aabaha Goolhaye Szczesny Oo Wiyil Ku Tilmaamay Mertesacker, Isla Markana Difaacay Wiilkiisa

0
Thursday January 08, 2015 - 19:10:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aabaha Goolhaye Szczesny Oo Wiyil Ku Tilmaamay Mertesacker, Isla Markana Difaacay Wiilkiisa

    xogreebnews.com - Spors-Aabaha dhalay goolhayaha kooxda Arsenal Wojciech Szczesny ayaa difaacay wiilkiisa kadib markii dusha laga saaray masuuliyadda guuldaradii ay Arsenal ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xogreebnews.com - Spors-Aabaha dhalay goolhayaha kooxda Arsenal Wojciech Szczesny ayaa difaacay wiilkiisa kadib markii dusha laga saaray masuuliyadda guuldaradii ay Arsenal ka
xogreebnews.com - Spors-Aabaha dhalay goolhayaha kooxda Arsenal Wojciech Szczesny ayaa difaacay wiilkiisa kadib markii dusha laga saaray masuuliyadda guuldaradii ay Arsenal ka heshay kooxda Southampton. Goolhayihii hore xulka Poland Maciej Szczesny kaas oo 7-kulan kaliya u saftay xulkiisa ayaa ku difaacay wiilkiisa wareysi dheer oo uu siiyay wargeyska Przegladu Sportowego ee kasoo baxa dalka Poland. Halyeeygaan ayaa daafaca xulka Jarmalka iyo kooxda Arsenal ku matalay Wiyil isagoo masuuliyada guuldaradaas dusha ka saaray daafacaas heerka caalami.“Wuxuu sameeyay qalad goolkii ugu horeeyay ee Southampton, kaas oo ka yimid meel ka fog goolka, balse fiiri daafaca Arsenal, sida ay u ciyaarayaan waxey aheyd musiibo, balse sababo yaryar qofna ma siinin dareen arintaas”Laurent Kosicleny waxey aheyd inuu durba gadaal usoo laabto si uu kaga hortago qorshaha Wojciech, sidoo kalana Mertesacker waxey aheyd inuu goolka galo” Ayuu yiri Maciej.
“Nasiib daro arintaas ma aysan sameynin mana aysan sameyn wax caawinaad ah, xaaladaas Mertesacker wuxuu u muuqday sida Wiyil”Ugu dambeyntii Maciej Szczesny ayaa qiray iney jiraan qaladaad uu sameeyo wiilkiisa, balse loo baahan yahay in daafacyada ay caawinaad siiyaan si uu u wanaagsanaado.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured