Maamulka ROYAL TV Oo Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Warbaahinta Lagaga Baahiyay

0
Thursday January 08, 2015 - 18:29:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 782
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka ROYAL TV Oo Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Warbaahinta Lagaga Baahiyay

    Hargeysa(xogreebnews.com_Mamuulka Tvga Caalamiga ah ee Royal TV Ayaa baro bagaando iyo been abuur ku tilmaamay Warar lagaga baahiyay qaar kamid ah mareegaha Internetka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Mamuulka Tvga Caalamiga ah ee Royal TV Ayaa baro bagaando iyo been abuur ku tilmaamay Warar lagaga baahiyay qaar kamid ah mareegaha Internetka.
Hargeysa(xogreebnews.com_Mamuulka Tvga Caalamiga ah ee Royal TV Ayaa baro bagaando iyo been abuur ku tilmaamay Warar lagaga baahiyay qaar kamid ah mareegaha Internetka.
Warsaxafadeed kooban oo uu soo saaray agaasimaha Somaliland Telefishankaasi Yaxye Sheikh Ismaciil ayuu luuqad adag ku beeniyeen War sheegayay In Wasiiro ka tirsan xukumada Madaxweyne SIILAANYO %60 Iibsadeen ROYAL TV.
Waxana uu masuulkani warbaahinta Uga digeen inay ka fogaadan wararka boro bagaandada ah iyo in saxaafadu dhexdeeda is weerarto isagoona xusay in Tvga ROYAL Yahay mid ka madax banaan in uu gacan saar la yeesho dhinacyada siyaasada Somaliland ee Mucaarid iyo muxaafidba.Masuulka ayaa warsaxafadeedkiisa ku bayaamiyay Siyaasada tvga ee ay ka duulayaan inay tahay inay dhexdhexaad unoqdaan Sadexda xisbi qaran ee Somaliland.
''Maamulka ROYAL TV Waxa uu si adag u dadafeynayaa wararka been abuurka iyo daacayadaha riqiiska ah ee lagu baahiyay qaar kamid ah mareegaha Internetka kuwaaso lagu sheegay in wasiiro ka tirsan xukumadda Madaxweyne SIILAANYO %60 iibsatay ama la wareegtay maamulka Tvga madaxa banaan ee ROYAL, Waxanu leenahay wararkaasi waa borobagaando iyo waxba kama jiraan sawir khaldan lagaga bixinayo madax banaanida tvga oo dhex dhexaad u ah sadexda xisbi qaran ee Somaliland Mucaarid iyo muxaafidba, warbaahintana waxan uga digayaa inay baahiyan warar ka baxsan shuruucda iyo akhlaaqda saxaafada cadaymona anay u hayn iyo in Warbaahintu is weerarto''
Yaxye Sheikh Ismacil
Agaasimaha Somaliland Ee ROYAL TV.
ROYAL TV Hargeysa/Somaliland
Cimaratalkheir Office
Tell: 0634700007/0634423515



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured