Qofka isku magacaabay yaasiin kuma haboona in uu sameeyo Cadowtooyo intaa la eg hadana Qof walaalkii ah uu ku tilmaamo ajnabi aan u dhalan dalka uu joogo

0
Thursday January 08, 2015 - 18:26:08 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 963
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qofka isku magacaabay yaasiin kuma haboona in uu sameeyo Cadowtooyo intaa la eg hadana Qof walaalkii ah uu ku tilmaamo ajnabi aan u dhalan dalka uu joogo

    hadaba arinta waxay u muuqataa in uu sameeyey wax isdaba marin inkasta oo uusan u dhalan magaalada hargeysa hadana waxaa tihii dad walaalo ah diin af muuqaal meel aad ku kala badan tihiin ma jirto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hadaba arinta waxay u muuqataa in uu sameeyey wax isdaba marin inkasta oo uusan u dhalan magaalada hargeysa hadana waxaa tihii dad walaalo ah diin af muuqaal meel aad ku kala badan tihiin ma jirto
hadaba arinta waxay u muuqataa in uu sameeyey wax isdaba marin inkasta oo uusan u dhalan magaalada hargeysa hadana waxaa tihii dad walaalo ah diin af muuqaal meel aad ku kala badan tihiin ma jirto
haday arintu tahay qabyaalada waxaad ka faaiidaysataa qormadaan diiniga ah Islaamka iyo Qabyaalada Sh.Muxamed Macalin Axmed
Anagu Muqdisho ayaan joognaa reer Somaliland cidna kuma dhibno wax loo baahan yahayna maaha
7-01-2015 Gaalkacyo Iyadoo Mushkilada Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaailka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa uu ka qaba Waxaa Sh.Muxamed Macalin Axmed uu ku qabtay Masjidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo Xaafada Garsoor.
Muxaadarada ayaa Shiikhu waxaa uu ku faahfaahiyay Qodobada kala ah :
1-Qeexida Qabyaalada: Qabyaaladu waa inaad la jirtid Qabiilkaaga gar iyo gardaraba, Miisaanka aad Dadka ku fiirinaysidna uu noqdo Qabiilka Sharaf iyo la’aanteed intaba.
2-Tilmaamaha Qabyaaladii Islaamka ka hor: Gaaladii Carabeed ee lagasoo saaray Nabi Muxamed waxay ahaayeen kuwo ay aad ugu dheertay Qabyaaladu Tilmaameheedana waxaa kamida:
B.Xadgudubka (Dulmiga) T.Faanka (anaa reeb Hebel ah) J.Aano Qabiil X.Inay u kacaan Qof walba oo Qabiilka kamida oo ugu yeera Dagaal iyagoon fiirin ma saxan yahay mise ma saxna.Shiikhu waxaa uu soo qaatay Qabayo Cadaynaya Tilmaamahaas waxaana kamid ahaa:
3-Islaamka iyo waxa uu ka qabo Qabyaalada ama Meesha uu ka joogo: Islaamka waxaa uu diiday in Qabiilka la iskugu faano ama isaga dartii la isku dulmiyo ama Dadka lagusoo kala dhawayto waxaana uu dajiyo Qaacidooyin ay kamid yihiin:
B.Waxaa idinkugu sharaf badan kan Alle ka cabsada.قال تعالى: (إن أكرمكم عند الله أتقاكم)


T.Dadka Iimaanka leh waa Walaalo dhib iyo dheefba wadaaga.وقال جل وعلا: (إن المؤمنون إخوة).
J.Xariga ilaahay wada qabsada oo isagu ha idin kulmiyo.وقال سبحانه: (واعتصمو بحبل الله جميعا ولاتفرقوا) X.Wanaaga isku kaalmaysta oo Xumaan ha isugu kaalmaynina. وقال عز وجل: (وتعاونوا على البر والتقوى ولا تعاونوا على الإثم والعدوان)
Si kastaba ha ahaatee Muxaadaradaani ayaa waxaa ay qab ka tahay Muxaadarooyin dhawr ah oo Maalmahaan ay kasoo jeedinayaan Wafdi Culimo ah oo jooga Magaalada Gaalkacyo uuna hor ka cayo Sh.Maxamed Macalin Axmed.
Cabdiraxmaan Cabdinuur Cabdulaahi
Madaxa Warfaafinta ee Mu’asasada Al-Minhaaj


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured