Saaxiib-kay Xuuto waxaan leeyahay: Ku Habaari-Maayo Oo Igama Go”did Ku Ducayn-Maayo Oo Igamaad Gallaab-san

0
Wednesday January 07, 2015 - 21:14:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saaxiib-kay Xuuto waxaan leeyahay: Ku Habaari-Maayo Oo Igama Go”did Ku Ducayn-Maayo Oo Igamaad Gallaab-san

    Hargeisa(xogreebnews.com_Iyadoo ay muddooyinkii u danbeeyey uu khilaaf ba’aani dhex- yaallay xubnaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja,kaaso salka ku hayeey cida xaqqa u leh inay labada sanno ee soo socdaa hoggaamin-doonta ururkaas sifaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Iyadoo ay muddooyinkii u danbeeyey uu khilaaf ba’aani dhex- yaallay xubnaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja,kaaso salka ku hayeey cida xaqqa u leh inay labada sanno ee soo socdaa hoggaamin-doonta ururkaas sifaha sharci ee shir-weynaha

Hargeisa(xogreebnews.com_Iyadoo ay muddooyinkii u danbeeyey uu khilaaf ba’aani dhex- yaallay xubnaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja,kaaso salka ku hayeey cida xaqqa u leh inay labada sanno ee soo socdaa hoggaamin-doonta ururkaas sifaha sharci ee shir-weynaha shanaad ee solja. Waxana dhacday arrimmo aan lagu farxin oo ah inay xukuumadda u hoggaamiyo madaxweyne siilaanyo ay geed-dheer iyo mid gaaban-baa u fuushay sidaay u maroor-san lahayd hoggaanka solja gacantana u geliso cid ay sidaa rammoodka u hagaato, waxanay sammaysay inay laba garab u kala jabiso ururka solja Kaddibna ka dhex faa”iideysato, iyaddo iib-satay gudoomiyihii solja kaaso isku mulaaqay maamulka iyo awoodaha ay kala lahaayeen, isaggoo watay liis looga soo dhiibey dhinaca madaxtooyadda.

Ku dheeraan maayo wixii tagay balse waxaan laba erey ka odhan lahaa maamulkii cid-lada isku calleemo saaray ee ku yimmi awoodda madaxtooyadda oo u suuro gelisay inqilaabkii solja.

1 Horta aniigu si sheekhsiyan ah umma diidani maxamuud cabdi jaamac xuuto waayo waa saaxiibkay,balse qaab wagaan-san umu marin hoggaanka solja, waxaa uu usoo adeeg-saday awood madaxtooyo taasina waxaa ay inaa tusaysaa in aannu dan aan leeyahay ka shaqaynay ee u ku shaqaynaayodanta cida u sahashay af-gambiga oo keliya.

2 waxaan saxaafadda madaxa-banaan ugu baaqayaa inay doortaan oo sammeystaan urur madax-banaan oo ka shaqeeya dannaha saxaafadda xorta ah, kana hawl-galla u doodida iyo ka dagaalanka tacadiyadda ay xukuumaddu kula kacdo weriyaasha maadaama ay xukuumaddani tahay tii ugu xummay ee God ku riday xoriyadda iyo xaqqa warbaahinta oo saldhig u ah xaqa uu weriyuhu u leeyahay inuu bulshadda u gudbiyo xaqiiqada xogta jirtaa.

Hadaba sidaas oo ay tahay anigu umma arko inuu maamulka cusub ee solja wax ka qaban doona baahiyaha saxaafadda una doodi karosuxufi la xidho inaago og-soon-baa inay xukuumaddu usoo fin-dhicilanayso inay joojisa-baa xoriyadda saxaafadda madaxa-banaan haddana qorsheynayso sidii ay u xayiri lahayd warbaahinta online-ka ah oo hadda iyaaggu si xoriyad ah wax u qoraa wali halka joornaaladi laga dhigay kuwo wararka laga jeegareeyo ama laga Hubiyo waxaa ay daabacayaan.

Sidaas oo ay tahay anigo weriye cabdi casiis Bashir Nuur ah wax rajo ah kamma qabbo inuu wax I tari karo maamulkan solja oo aan dhammaantood-baa sii wanaagsan aan u wadaa garanaayo oo anaan ku ogeyn qof qudhaa oo xor ah,waxanan leeyahay Ku habaari-maayo oo igama go”did ku ducayn-maayo oo igamaad gallaab-san

Qalinkii

Weriye Cabdi casiis Bashiir Nuur




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured