Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Muuqaalo Muujinaya Sidii Ay Ku Qabsadeen Magaalda KUDHA Ee Jubada Hoose ( SAWIRRO )

0
Wednesday January 07, 2015 - 17:10:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Muuqaalo Muujinaya Sidii Ay Ku Qabsadeen Magaalda KUDHA Ee Jubada Hoose ( SAWIRRO )

    Kismaayo (xogreebnews.com_Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawiro iyo Muuqaalo ka turjumaya qaabkii ay bilo kahor ku galeen Deegaanka Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose, halkaas ay horey u maamulayeen Ciidamada Maamulka Jubba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo (xogreebnews.com_Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawiro iyo Muuqaalo ka turjumaya qaabkii ay bilo kahor ku galeen Deegaanka Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose, halkaas ay horey u maamulayeen Ciidamada Maamulka Jubba.

Kismaayo (xogreebnews.com_Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawiro iyo Muuqaalo ka turjumaya qaabkii ay bilo kahor ku galeen Deegaanka Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose, halkaas ay horey u maamulayeen Ciidamada Maamulka Jubba.

Sawirada ayaa muujinaya Al-Shabaab oo wata gawaari badan oo Nuuca Tiknikada ah , waxa ayna dhoor jiho xili habeen ah ka galeen Deegaanka Kudhwaa, waxa ayna dagaal kala dul dhaceen Ciidamada Maamulka Jubba oo xiligaa la sheegay in badankood ay hurdayeen.

Al-Shabaab ayaa halkaas ku dishay Ciidamo badan oo katirsan Maamulka Jubba waxa ay sidoo kale nolol ku qabteen Ciidamo kale oo katirsanaa Maamulka Jubba kuwaa oo ay markii dambe ay Gowraceen .

Sawirada ay Xarakada Shabaab soo bandhigeen waxaa sidoo kale ka muuqda Ciidamo katirsanaa Maamulka Jubba oo badda ku cararay balse rasaas lagu furay iyaga oo biyaha ku jira halkaas lagu dhax dilay.














Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured