war deg deh ah: wasiirka warfaafinta oo xabsiga ku Guray Gudoomiyihii jaaliyadda Sweden iyo wafti u Hoggaaminaayo oo Tabaabaro u waday wasaaadda kaddib markii uu soo dhoweynta kala soo xidhiidheen agaasimaha iyo maareeyaha TV-ga qaran.

0
Tuesday January 06, 2015 - 12:11:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    war deg deh ah: wasiirka warfaafinta oo xabsiga ku Guray Gudoomiyihii jaaliyadda Sweden iyo wafti u Hoggaaminaayo oo Tabaabaro u waday wasaaadda kaddib markii uu soo dhoweynta kala soo xidhiidheen agaasimaha iyo maareeyaha TV-ga qaran.

    Hargeisda(xogreebnews.com_ wasiirka wasaaradda warfaafinta cabdilaahi maxamed Daahir Cuuse ayaa saaka isaago bedelen madaarka Ka xiinku galay. haalkaaso ay ku sugnaayeen agaasimaha wasaaradda warfaafinta iy maareeyaha Tv- kuwaaso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisda(xogreebnews.com_ wasiirka wasaaradda warfaafinta cabdilaahi maxamed Daahir Cuuse ayaa saaka isaago bedelen madaarka Ka xiinku galay. haalkaaso ay ku sugnaayeen agaasimaha wasaaradda warfaafinta iy maareeyaha Tv- kuwaaso Hargeisda(xogreebnews.com_ wasiirka wasaaradda warfaafinta cabdilaahi maxamed Daahir Cuuse ayaa saaka isaago bedelen madaarka Ka xiinku galay. haalkaaso ay ku sugnaayeen agaasimaha wasaaradda warfaafinta iy maareeyaha Tv- kuwaaso diyaar u ahaa soo dhoweyn balaadhan oo ay u fidinayeen wafti heer sare ah oo u hoggaaminaayo gudoomiyha jaaliyadda somaliland ee swaden. kaawo rabay inay aqoon korodhsi u fidiyaan shaqaalaha wasaaradda warfaafinta somalailand .

geesta kale goob joogayaal ayaa u sheegay shabakadda warar ee xogreebnews.com_ in wasiirka sababta ku kalisftay ay tahay inuu absiga ku guro waftiga inuu ka cadhooday la socod siis la}aanta waftiga iyo amarka qaadasho la:aan u arkay inay ku kacen masuuliyiintan kale ee wasaaradda
wasiirka ayaa hore lo sheegay in lagu xidhi gaadhay swedan kaddib daadaal ay u galleen jaaliayddu lagu sii daayey.la soco warkaaso faah-faahsan goor dhow
xogreebnews.com office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured