War Deg-Deg Ah: kooxdii lo adeeg-saday Burburinta Solja EeXilka Beenta Ah isku Cummaamaday Oo Ku fashilmay isku Day Ay Donaayeen inay ku dabaal degan iyo xil wareejin ay saadaal-sadeen oo ay af-weynta Goosteen.

0
Tuesday January 06, 2015 - 09:29:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-Deg Ah: kooxdii lo adeeg-saday Burburinta Solja EeXilka Beenta Ah isku Cummaamaday Oo Ku fashilmay isku Day Ay Donaayeen inay ku dabaal degan iyo xil wareejin ay saadaal-sadeen oo ay af-weynta Goosteen.

    Hargeisa(xogreebnews.com_ xukuumadda siilaanyo ayaa dhowaan af-duubtay shirweyne ku sheeg ay ku qabaatay iyaaddu Ambassotor Hhargeisa, kaaso giddi ay madaxtooyaddu spoo xushay lagu sheegay in lagu doortay xubno ka mid ah warbaahinta Dawladdu maamush

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_ xukuumadda siilaanyo ayaa dhowaan af-duubtay shirweyne ku sheeg ay ku qabaatay iyaaddu Ambassotor Hhargeisa, kaaso giddi ay madaxtooyaddu spoo xushay lagu sheegay in lagu doortay xubno ka mid ah warbaahinta Dawladdu maamusho.kuwaaso dhammaan-tood ka shaqeeya wargeys-da af-keedda ku Hadla . Hargeisa(xogreebnews.com_ xukuumadda siilaanyo ayaa dhowaan af-duubtay shirweyne ku sheeg ay ku qabaatay iyaaddu Ambassotor Hhargeisa, kaaso giddi ay madaxtooyaddu spoo xushay lagu sheegay in lagu doortay xubno ka mid ah warbaahinta Dawladdu maamusho.kuwaaso dhammaan-tood ka shaqeeya wargeys-da af-keedda ku Hadla .
isla maalintaas waxaa shil gaadhi ku geeriyooday alle Ha u naxaariisto,maxamed rashid muxumed Faarax oo ahaa xog-hayihii Guud ee ururka suxufiyiinta ee solja.

qolodan ay madaxtooyadddu dabada ka riixayso ayaa maal-mahan-baa saxaafadda somaliland kula dhex- jiray qala qaybin iyo iska Hor-keenid kaddib markii ay is ogaadeen inay sharciyadda ka baxsan yihiin oo anay G uddidii fulintu si rasmi ah u dooran.
garabkan xummaan ka taliska ah ayaa waxaa hoggaamiye u a,maxamuud cabdi jaamac xuuto kaaso ay saaxiibbo yihiin wasiirka maaliaydda ee shaqadiisi kaga mash-quulay inuu ka shaqeeyo khilaafka Kulmiye, xuuto ayaa maalintii shalay soo daabacday kaadhadh au ugu tallo galleen in lagaaga soo qayb gallo xaflad ay isku boqrayeen rabbeenna in xil lagu wareejiyo.iyaddoo wali lo fadhiyo Tacsida marxuum maxamed Rashid muxued Faarax.
waxaa kale oo dhowaan la qaban doonaa shirweynaha shanaad ee solja kaaso ah ka xortaa ah ee suxufiyiinta.
xogreebnews.com_office Hargeisa/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured