Minka Guusha Iyo Muuqaalada Xeeladaha Siyaasadeed Ee Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani . Faalo Wariye Cabdiraxmaan Aadan Q.3aad .

0
Monday January 05, 2015 - 18:40:16 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Minka Guusha Iyo Muuqaalada Xeeladaha Siyaasadeed Ee Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani . Faalo Wariye Cabdiraxmaan Aadan Q.3aad .

    ⦁ Mab’da Hufan Maqaal Koobsadiyo Erayo Miisaaman ⦁ Taariikh Mug Weyn Qoraa Daabacoo Masixin Sooyaalka ⦁ Qoraal Muwaadinkii Dhab Ahi Maanka Galinaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

⦁ Mab’da Hufan Maqaal Koobsadiyo Erayo Miisaaman ⦁ Taariikh Mug Weyn Qoraa Daabacoo Masixin Sooyaalka ⦁ Qoraal Muwaadinkii Dhab Ahi Maanka Galinaayo

⦁ Mab’da Hufan Maqaal Koobsadiyo Erayo Miisaaman
⦁ Taariikh Mug Weyn Qoraa Daabacoo Masixin Sooyaalka
⦁ Qoraal Muwaadinkii Dhab Ahi Maanka Galinaayo

Waa Mar Kale Iyo Qormadii Sadexaad Oo Saldhigeedu Yahay Sadaro Hufan Iyo Xog Ururin Sugan , Waa Qormo Si Sax Ah Aan Idiinku Iftiimin Doono Sooyaalka Siyaasadeed Ee Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani , Waa Qormo Diirada Saari Doonta Sanadihii Sideetamaadkii Iyo Shaqooyinkii Uu Ka Soo Qabtay Dawladii Somaliyeed Ee Uu Madaxweynaha Ka Ahaa Kalidii Taliyihii Maxamed Siyaad Barre .

Male Rag Waa Mudacyo Afkoode Aan Idiin Soo Qadimo Qoraal Si Rasmi Ah Uu U Baahiyay Gudoomiye Cirro Maalintii Loo Doortay Gudoomiha Aqalka Golaha Wakiilada , Qoraalkan Ayaa Cadayn Buuxda U Ah Qodobo Badan Oo Aan Hore Ugu Soo Dhaliilay Gudoomiye Cirro .

Ugu Horayn Markii Aan Akhriyay Qoraalkan KoobanGARWAAQSADAYHeerarka Wax Barasho Ee Gudoomiye Cirro Waxbarashada Ka Gaadhay , Sidoo Kale Markii Aan Akhriyay Waayo Aragnimada Shaqo Ee Gudoomiye CirroXAQIIQSADAYIn Aanu Gudoomiyuhu Halgankii Dib U Xoraynta Qaran Ee SNM AanuDAREEN , DOOD IYO DEEQMidna Kaga Qayb Galin .

Sidoo Kale Bal Adba Akhriste Maxaynu Ku Tilmaanaa Dalacaada Uu Gudoomiye Cirro Agaasime Waaxeed Wasaarada Arimaha Dibada Uu Uga DalacayQunsulka Koowaad Ee Safaarada Dalka RuushkaU Joogaya Xukuumadii Kalidii Taliyihii Maxamed Siyaad Barre .

Sidoo Kale Bal Adba Akhriste Maxaynu Ku Tilmaanaa Xidhiidhka Dhaw Ee Uu Gudoomiye Cirro Ku Aaminay Kalidii Taliyihii Siyaad Bare Xili Bulshada Somaliland Ciidamadii U Daacada Ahaa Kalidii Taliyihii Siyaad Bare Uu ku AmrayXASUUQ , DIL , KUFSI , DHAC , BARAKICIN IYO XABSI Gaajo Iyo Dar Xumo Taalo .

Xiliga Gudoomiye Cirro Loo Magacaabay Qunsulka Koowaad Ee Safaarada Dal Weynaha Ruushka Waa Xiligii Diyaaradihii Dagaalku Ay Xasuuqa Baahsan Dadkii Dalandoolka Qoxoontinimo Ku Magansanayeen Dalka Ethiopia Ay Gantaalaha La Beegsanayeen .


Hadiiba Ay Sooyaalka Gudoomiye Cirro Sidaasi Ku Cadahay Waxaa Is Waydiin Mudan Muucaaradada Maanta Ee Gudoomiye CirroMADAN-GUUDBAA MISE WAA DAN GAAR AH?MA MUDAN YAHAYSE IN LA TAAGEERAA? Jawaabtuna Waxay U Taalaa Akhristayaasha .

LA SOCO QAYBTA AFRAAD .

Halkan Guji Oo Akhriso Qaybtii Hore .

Faalo Wariye Cabdiraxmaan Aadan Muxumed
Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Fadlan Noogu Soo Hagaaji
Bade400@gmail.comOr +252-63-3559900




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured