Ururka Jidaali oo xilka qaadis ku sammeeyey Hoggaankooda Togdheer

0
Monday January 05, 2015 - 08:31:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Jidaali oo xilka qaadis ku sammeeyey Hoggaankooda Togdheer

    Hargeisa(xogreebnews.com_ warsaxaafadeed : Dhalinyarada Subeer Awal ee JIIDALI waxa uu ka Madaxbanaan yahay Axsaabta Qaranka, islamar ahaantaana waxa uu dhiiri Galinyaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_ warsaxaafadeed : Dhalinyarada Subeer Awal ee JIIDALI waxa uu ka Madaxbanaan yahay Axsaabta Qaranka, islamar ahaantaana waxa uu dhiiri Galinyaa Hargeisa(xogreebnews.com_ warsaxaafadeed : Dhalinyarada Subeer Awal ee JIIDALI waxa uu ka Madaxbanaan
yahay Axsaabta Qaranka, islamar ahaantaana waxa uu dhiiri Galinyaa
Dhaqdhaqaaqyada Horumarineed,siyaasadeed iyo Dhaqan Dhaqaale ee
Deegaanada Beeshu ay Dagto.
Markaa Manta oo tariikhdu tahay 1/4/15 Waxa aan Xilkii uu u hayay ka
Qaaday Gudoomiyihii Hore ee Ururka Dhalinyarada Subeer Awal ee
JIIDALI ee Gobolka Togdheer Cabdisamad Ahmed Boon.

Markii aan Kala Tashaday Golaha Sare ee Ururka, Waxaanu Go’aansanay in
uu Xilkii uu Ururka u Hayay meel ka dhac ku sameeyay, Kadib markii uu
Magacii Jiidali u Isticmaalay Go’aan Siyaasi Ah oo aanu Laqabin Ururka
Intiisa Kale.
Waxa manta laga bilaabo Ururka Dhalinyarada Subeer Awal ee JIIDALI
uu u Magacaabay Gobolka Togdheer:
1. Gudoomiye: Cawil Cabdilaahi Maxamed Samater
2. Gudoomiye Xigeen: Khalid Jama Ahmed (Caynab)
Waxa aanu ka Rajaynayaa In ay Labadan Xubnood Kor u Qaadi Doonaan
Hawlaha Gobolka Togdheer isla Mar Ahaantaana ay Xoojin Doonaan
Wadashaqaynta Xubnaha Kale ee Ururka Jiidali ee Togdheer.

ALLAA MAHAD LEH

Gudoomiyaha ururka JIIDALI
Cabdiraxmaan Xasan Aadan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured