Sonyo galbataye dhalinyarooy toosa By Dr Ali Sh Mohamed Abdi–

0
Saturday January 03, 2015 - 16:57:09 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 897
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sonyo galbataye dhalinyarooy toosa By Dr Ali Sh Mohamed Abdi–

    Daladii ay ku bahoobeen dhalinyarada reer Somaliland ee sonyo Waxa halkaa geeyey xukumada oo iyadu ka dhigatay sidii wasaaarad ka mid ah wasaaradihi uu M siilanyo maamuli

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daladii ay ku bahoobeen dhalinyarada reer Somaliland ee sonyo Waxa halkaa geeyey xukumada oo iyadu ka dhigatay sidii wasaaarad ka mid ah wasaaradihi uu M siilanyo maamuli
Daladii ay ku bahoobeen dhalinyarada reer Somaliland ee sonyo Waxa halkaa geeyey xukumada oo iyadu ka dhigatay sidii wasaaarad ka mid ah wasaaradihi uu M siilanyo maamuli jiray .Hadaba dhalinyarada Somaliland min bari ilaa galbeed waxan uga soo jeediynayaa halkan inay iska ilaaliyaan dabinada maleegan ee xukuumada cimrigeedii sii dhacayo ay la maagan tahay midnimada dhalinyarada Somaliland oo ay doonayso inay qabyaalada cunfi iyo kala qaybin ku samayso.Xukuumada aakhuru licibka taagana waxan odhan lahaa ka waanto isku dirka dhalinyarada walaalaha aha ee ururka iyagu gacantooda ku samaystay ee ka madaxa banaan siyaasada iyo qabyaalada.Dalada dhalinyarada ee sonyo maaha wax xukuumada kulmiye ay samaysay waxay hore usoo qabdsatay lix shirwayne oo ay six xor iyo xalaala ugu doorteen hogaan indheer garad ah oo soo hogaaminayey mudadii sadex iyo tobanka sano ahayd ee ay hore usoo jirtay daladani.Xukuumadu iskuma jirto ee waxa dhalinyarada godob gaara ka galay cali siciid raygal oo isagu kow ka ah kala qaybinta iyo isku dirka dhalinyarada walaalaha ah ee daladan ku bahawday waxanaan leeyahay cali siciid raygalaw kadaa dhalinyarada jab iyo hoog haw horseedin waxa ku saran masuuliyadii dhalinyarada dalka oo dhan waxanaad ku fadhidaa xilkayagii ma ogalin wax masiirka dhalinyarada ku ciyaara .Waxan dhalinyarasa Somaliland guud ahaan ugu baaqayaa inay iska dhaafaan is jiid jiidadka oo ay udiyaar garoobaan qabashada shir aayo ka tashi oo ay yeelato dhalinyarada Somaliland oo ay qayb ka tahay dalada sonyo sida ugu dhaqsaha badan.Wabilaahi tawfiiq.
Dr Cali Sh Mohamed Abdi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured