"Sanand wanaagsan 2015, Waxan ilaahay inooga baryayaa dhammaanteen inu inoo ahaado sannad cibaado iyo camal suubban ilaahay Ina waafajiyo, sannad barwaaqo oolagu nasto"cabdi rashid xasan mataan

0
Thursday January 01, 2015 - 18:55:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    "Sanand wanaagsan 2015, Waxan ilaahay inooga baryayaa dhammaanteen inu inoo ahaado sannad cibaado iyo camal suubban ilaahay Ina waafajiyo, sannad barwaaqo oolagu nasto"cabdi rashid xasan mataan

    Hargeisa(xogreebnews.com_ iyaddo aynu maanta u inoo bilowday sannadka cusub 2015 ayaa waxaa iska soo dabba dhacaaya hambalyadda sannad ee madaxda qaran ka somaliland soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_ iyaddo aynu maanta u inoo bilowday sannadka cusub 2015 ayaa waxaa iska soo dabba dhacaaya hambalyadda sannad ee madaxda qaran ka somaliland soo
Hargeisa(xogreebnews.com_ iyaddo aynu maanta u inoo bilowday sannadka cusub 2015 ayaa waxaa iska soo dabba dhacaaya hambalyadda sannad ee madaxda qaran ka somaliland soo dhigayaan barta ay ku leeyihiin facebooka . cabdi rashid xasan mataan waa musharaxa madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga cadaaladda iyo daryeelka Ucid,waxaana u sannadka ka yidhii sidaan.
"Sanand wanaagsan 2015, Waxan ilaahay inooga baryayaa dhammaanteen inu inoo ahaado sannad cibaado iyo camal suubban ilaahay Ina waafajiyo, sannad barwaaqo oolagu nasto"
sannad la gaadho guul shacab, guul qaran iyo isbeddel lawada sheegto oo lawada mahadiyo, sannad xusuus gaara u yeesha somaliland.
Waxa iyana habeen dambe ku beegan xuskii dhalashada nabigeennii suubbanaa naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaadeene, allaha inaga dhigo kuwa nabigooda raaca ee qaata hanuunkiisa toosan. Kulu-caam-wa-antum-bikhayr



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured