Axmed Madoobe oo ka badbaday qorshihii Ciise Kambooni lagu qaarajiyay.

0
Thursday January 01, 2015 - 18:40:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe oo ka badbaday qorshihii Ciise Kambooni lagu qaarajiyay.

    Muqdisho(xogreebnews.com_Hogaamiyaha Raskambooni Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xalay ka badbaaday Isku day Dil oo la doonayay in lagu Qaarajiyo.Warkan ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu qaarajin rabay Askari ay isku hayb yihiin oo ilaalo u a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Hogaamiyaha Raskambooni Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xalay ka badbaaday Isku day Dil oo la doonayay in lagu Qaarajiyo.Warkan ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu qaarajin rabay Askari ay isku hayb yihiin oo ilaalo u ah.Illo
Muqdisho(xogreebnews.com_Hogaamiyaha Raskambooni Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xalay ka badbaaday Isku day Dil oo la doonayay in lagu Qaarajiyo.Warkan ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu qaarajin rabay Askari ay isku hayb yihiin oo ilaalo u ah.Illo lagu kalsoonaan ayaa sheegay in Axmed Madoobe Xalay xiliga uu dilka ka badbaaday uu ka yimid Taliska Ciidamada AMISOM ay ka dagan yihiin Kismaayo gaar ahan Garoonka Diyaaradaha iyadoona la sheegay in Askariga oo watay Qori EK-47 uu Rasaas ooda uga qaaday.
Rasaasta ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen Labo kamid ah Ilaalada Axmed Madoobe iyadoona Axmed Islaam aysan waxba soo gaarin.Qorshaha lagu qaarajin lahaa Axmed Madoobe ayaa waxaa lagu tuhunsanyahay in u qayb ka qatay ninka lagu magacaabo Gaas oo ah Madaxa Ciidamada Jaanjawiid ee uu dhawaan Axmed madoobe u sameyay in ay layaan haweenka iyo Wariyeyaasha Kismaayo ee loga shakiyo in ay diidan yihiin Maamulkiisa.Wararka ayaa sheegaya in Askariga Axmed Xalay dili rabay uu ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab waxaana Xusid mudan in Sanadkii hore Kismaayo lagu dilay Ciise Kabooni oo ahaa Madaxii Ciidamada Raaskambooni kaas oo uu dilay Askari ay isku habyihiin.
Ka dib isku daygaan lagu qaarajin rabay Axmed Madoobe waxaa si weyn lo adkeyay Amanka xarunta uu Magaalada Kismaayo ka dagan yahay ayado wali uu jiro shaki ah in qaar ka mid ah ilaalada Axmed Madoobe ay wali kuxiran yihiin Al-Shabaab oo ay horay uga tirsanayeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured