School aan wali noociisa dalaka lagu arag oo loo bixiyay amaano bording and day school ayaa ayaa xaflad balaadhan loogu qabtay xarujnta dugsigaasi

0
Thursday January 01, 2015 - 17:21:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    School aan wali noociisa dalaka lagu arag oo loo bixiyay amaano bording and day school ayaa ayaa xaflad balaadhan loogu qabtay xarujnta dugsigaasi

    Haragaysa 01/01/2015 (xogreebnews.com)-Munaasiba balaadhan oo lagu furaayay school cusub oo loo bixiyay amaano bording ana day school ayaa xaflad balaadhan loogu qabatay xarunta dugsigaasi oo ku taala magaalada haragaysa gaar ahaan dhinaca galbeed ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haragaysa 01/01/2015 (xogreebnews.com)-Munaasiba balaadhan oo lagu furaayay school cusub oo loo bixiyay amaano bording ana day school ayaa xaflad balaadhan loogu qabatay xarunta dugsigaasi oo ku taala magaalada haragaysa gaar ahaan dhinaca galbeed ee magaalada hargaysa munaasibada xafladini oo ahay mid shahaadooyin iyo abaalmarin kala duwan lagu

Haragaysa 01/01/2015 (xogreebnews.com)-Munaasiba balaadhan oo lagu furaayay school cusub oo loo bixiyay amaano bording ana day school ayaa xaflad balaadhan loogu qabatay xarunta dugsigaasi oo ku taala magaalada haragaysa gaar ahaan dhinaca galbeed ee magaalada hargaysa munaasibada xafladini oo ahay mid shahaadooyin iyo abaalmarin kala duwan lagu gudoonsiinayaya araday kala duwan oo tartan kala duwan oo dhinaca waxbarashada ahi uga socdeen dugsigaasi ayaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyaya halakasi iyo waliba koox dhinaca sportiga ayahayd oo iyna halakasi lagu gudioonsiiyay koobkii ay qadeen .

Ugu horey munaasibada waxa furay mulkiilaha dugsigaasi casriga ah md, c/laahi maxcaaneeye oo ka wramay qiimaha uu leeyahay dugsigai bulshada kala duwan eek u dhaqan caasimada Somaliland iyo gobaldeedab waxaanu sheegay inuu scoolka aamono uu yahay mid haqabtiri doona dhamaan baahiyaha waxbarasho ee wadnka uuna yahay school aya ka hawl galaan macalimiin iskugu jirta ajaanib iyo soomaliba oo takhasuus wax barasho leh waxaaanu mulkiiluhu sheegay in ay dhamaan dadweynaha reer somalilnd dugsigani uu ufuranayahay muwaadinka hirgaliyaya dugsigan aamaanop ayaa waxa uuintaasi ku daraya inaanu dugsiga udhisin sidii uu lacag uga heli lahaa ee uu u dhisay sidii uu da.yarata wadan ka usoo kacaysa uu yahay mid faaiido balaadhan uleh kana faaidaysan doonaan wax kale oo dadkii munaasibaadasi joogay amaa waalidiintii xafladaasi ka soo qayb gashay ugu bushaareeyay inuu aamaano bording and day school uu yahay dugsi dhamaan aya ardaydu ka heli doonaan agabkii wax barashada oo dhamays tiran gabagabdii waxa uu sheegay mulkiilaha dugsigani inuu yahay dugsiagani mid ufuran daweuynaha reer Somaliland meel kasta oo ay joognba kana faadaysan karaan .

Waxa isaguna halkaasi hadalo dardaaran iyo waanaba iskugu jira ka jeediaya gudoomiye ku xigeenka gudiga imtaxaandka qaranka xasan qalile oo sheegay inuu yahay dugsigani mid aad iyo aad u qiimo badan oo aya dhamaan dadka Somaliland ay ka faaidaysan doonaaan waxaanu amaan u soo jediaya mulkiilaha dhaisay dugsiagani uuna ayahay mid uu ku aamaanan yahay muwaadinakani waxaanu sheegay in aya ka wasaarad ahaan la shaqayn doonaan maamulka dugsigani cusub ee amaano oo ah dugsi uu noociisu ku cusub yahay wadanaka Somaliland ayna soo dhawynayaan .

Gagba gabdii wax halkaasi ka hadlay maamulaha dugsigaasi oo sheegay inuu amaano uu yahay dugsi uu u dhamaysa tiranayahay agabkii waxbarasho ioo dhan oo aya aradayduna ka heli doonaan qaaba ka wax loo bari doono hadii lae idhaahdo wuxuuna u mahd celiayay dhamaan dadkii iyo waalidiintii ka soo qayb galay munaasibada xafaladaasi .

Gabogabdii waxa halkaasi shahaadooyin lagu gudoonsiiyaya aradaydii muataysataya abaal marintaasi .

xogreebnews.com

Office haragysa somalinad

Diyaariye. Axmed yasto




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured