Suxufiyiinta Al-jazeera Oo Hal Sanno Ugu Dhamaaday Xabsiga Masar

0
Tuesday December 30, 2014 - 16:33:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suxufiyiinta Al-jazeera Oo Hal Sanno Ugu Dhamaaday Xabsiga Masar

    Qaahira(Xogreebnews) Suxufiyiinta Baher Mohamed, Mohamed Fahmy iyo Peter Grest, oo Telefishanka Aljazeera ka tirsan ayaa Xabsi ku yaala dalka Masar ku dhamaystay hal sanno ka dib markii Dawladda Masar xidhay bishii December 30-2013.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaahira(Xogreebnews) Suxufiyiinta Baher Mohamed, Mohamed Fahmy iyo Peter Grest, oo Telefishanka Aljazeera ka tirsan ayaa Xabsi ku yaala dalka Masar ku dhamaystay hal sanno ka dib markii Dawladda Masar xidhay bishii December 30-2013.

Qaahira(Xogreebnews) Suxufiyiinta Baher Mohamed, Mohamed Fahmy iyo Peter Grest, oo Telefishanka Aljazeera ka tirsan ayaa Xabsi ku yaala dalka Masar ku dhamaystay hal sanno ka dib markii Dawladda Masar xidhay bishii December 30-2013.

Wariyeyaashan ayaa lagu eedeeyay taageerida Urur Argagixiso oo loola jeedo Ikhwaanul Muslimiin iyo faafinta warar been abuur ah.

Mohamed Fahmy oo u dhashay Masar iyo Peter Grest Australia u dhashay ayaa lagu xukumay xabsi 7 sanno dhan, halka Baher Mohamed, oo u dhashay Masar na lagu xukumay 10 sanno.

Dawladda Masar ayaa ku doodaysa in xadhiga Suxufiyiintani yahay mid sharci ah islamarkaana lagu helay dambi u dhigma wakhtiga la xidhay, hase ahaatee inka badan 150 Urur oo u dooda Xuquuqda Aadamaha iyo inta badan Wadamada Reer Galbeedka ee ay ugu horeeyaan Maraykanka, Ingiriiska iyo Australia ayaa ku baaqay in wariyayaasha la sii daayo.Journalists from Phnom Penh Post in Cambodia show their support





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured