" Maxamed Rashid waxaa uu ahaa Tiir aan la ilaawi karayn Doorka u kaga Jiray u Hal-gammida xoriyatul Qawlka ilaahay waxan uga baryaaya inuu janno Fardawsaa ka waraabiyo"Faadumo Siciid Ibraahin.

0
Tuesday December 30, 2014 - 08:05:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Maxamed Rashid waxaa uu ahaa Tiir aan la ilaawi karayn Doorka u kaga Jiray u Hal-gammida xoriyatul Qawlka ilaahay waxan uga baryaaya inuu janno Fardawsaa ka waraabiyo"Faadumo Siciid Ibraahin.

    waa xaq oo geeriddu waa lamma Huraan,balse taasi waxaay ahayd mid si gaar ah i taabatay waayo waxaa uu ahaa Geesi . Maxamed Rashiid Muxumed Faarax AHN Waxa uu ahaa halyey iyo Halgamaa iyo waliba hal adag oo aan runta la gaban Fikirkiisa una soo Hal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waa xaq oo geeriddu waa lamma Huraan,balse taasi waxaay ahayd mid si gaar ah i taabatay waayo waxaa uu ahaa Geesi . Maxamed Rashiid Muxumed Faarax AHN Waxa uu ahaa halyey iyo Halgamaa iyo waliba hal adag oo aan runta la gaban Fikirkiisa una soo Halgamay Madax waa xaq oo geeriddu waa lamma Huraan,balse taasi waxaay ahayd mid si gaar ah i taabatay waayo waxaa uu ahaa Geesi .
Maxamed Rashiid Muxumed Faarax AHN Waxa uu ahaa halyey iyo Halgamaa iyo waliba hal adag oo aan runta la gaban Fikirkiisa una soo Halgamay Madax Banaanida |Saxaafada Xorta ah. aasaasaynaa xoriyadda yar ee maanta lagu amaanno qaranka somaliland
Innaa lillaahi Wa inna Ilayhi Raajicuun Geeridu Waa xaq Waana lama huraan Cidkasta Sugaysa Sidaa Darteed.

Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh udirayaa dhamaan Shacab waynaha Jamhuuriyada Somaliland, Saxaafada Madaxbanaan iyo Gaar ahaan Ehelkii Qaraabadii iyo Asaxaabtii uu ka baxay Marxuum Muj Maxamed Rashiid Muxumed Faarax oo Habeen Hore ku geeriyooday Dalka Kenya shil gaadhi oo u ku galay duleedka Berbera, isaagga iyo laba weriye oo kale . Waxaan Ilahay Subxanahuye uga Baryayaa inuu Samir iyo Imaan inaga siiyo dhamaanteen Geerida naxdinta leh. Marxuumkana Waxaan ilahay Uga baryaya Inuu Janadii Udgoonayd ugu Deeqo ishallah aaamiin yaarabi
Allaah Mahad leh
Faadumo Siciid Ibraahin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured