Aaska Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax Oo Guddi Qabanqaabo Loo Magacaabay

0
Monday December 29, 2014 - 16:20:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aaska Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax Oo Guddi Qabanqaabo Loo Magacaabay

    Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa Guddi Qaban qaabo u Magacaabay Aaska Geerida Xoghayihii hore SOLJA Maxamed Raashid Muxumed Faarax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa Guddi Qaban qaabo u Magacaabay Aaska Geerida Xoghayihii hore SOLJA Maxamed Raashid Muxumed Faarax

Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa Guddi Qaban qaabo u Magacaabay Aaska Geerida Xoghayihii hore SOLJA Maxamed Raashid Muxumed Faarax oo Xalay ku geeriyooday Cisbitaal ku yaala Nairobi, waxaana Maalinta Barri ah lagu Aasaya Magaalada Hargeysa.

Mudane Xuuto waxa uu Ehelada iyo Bahda Warbaahinta ka tacsiyeeyay Geerida Marxuum Maxamed-rashiid.

Magacyada Gudidu waxay kala Yihiin.

  1. Guddoomiyaha SOLJA Maxamuud Cabdi jaamac (Xuuto)
  2. Guddomiyihii Hore ee SOLJA Xassan Maxamed Yuusuf
  3. Mawliid Maxamed Shaqale
  4. Mareeyaha Telefeshinka Qaranka Khadar Cali Gaas
  5. Cabdilaahi Aadan Cumar (Wayab)
  6. Agaasimaha HCTV Maxamed Cabdi Sheekh
  7. Xukun Saleeban Jirde.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured