Bulshadda Somaliland Oo Si Weyn Usoo Dhoweysay Gudida Qaban-qaabada Shir-Weynaha Ururka Suxufiyiinta Ee Solja Oo Maanta Lagu Dhawaaqay.

0
Sunday December 28, 2014 - 20:17:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 822
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bulshadda Somaliland Oo Si Weyn Usoo Dhoweysay Gudida Qaban-qaabada Shir-Weynaha Ururka Suxufiyiinta Ee Solja Oo Maanta Lagu Dhawaaqay.

    Hargeisa(Xogreebnews.com_bulshada Somaliland ee jecel xornimda saxaafadda madaxa-banaan,ayaa si weyn usoo dhoweysay,gudida qaban qaabadda shir-weynaha ururka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(Xogreebnews.com_bulshada Somaliland ee jecel xornimda saxaafadda madaxa-banaan,ayaa si weyn usoo dhoweysay,gudida qaban qaabadda shir-weynaha ururka

Hargeisa(Xogreebnews.com_bulshada Somaliland ee jecel xornimda saxaafadda madaxa-banaan,ayaa si weyn usoo dhoweysay,gudida qaban qaabadda shir-weynaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja.kaaso dhowaan ay xukuumadda isku day-day inay inqilaabto,balse nasiib wanaag ay ku fashilanta.iyaddo qol madow ku cummaamadday.koox aan hore uga tirsanaan jirin ururka saxaafadda Somaliland ee solja.

Kuwaaso aan soo marin gudi fulineed,taaso dabar u noqotay,kooxda ay xukuumaddu dabada ka rixayso. Dhowaan ku dhawaaqay, inay yihiin masuuliyiin metella ururka saxaafadda Somaliland solja. Dhacdaadaso fajac iyo ama kaag ku noqotay shacab weynaha jecel xornimadda saxaafdda Somaliland. Saxaafadda madaxa-banaan iyo dibed-ba waxaa ay si mug leh u taageertay gudidan qaban qaabadda ee manta lagu dhawaaqay waxaanay soo celisay rajadda sii jiritanka ururka mihnad layaasha suxufiyiinta Somaliland ee solja.

Manta ayaa lagu dhawaaqay gudida qaban qaabada shir weynaha shanaad ee ururka suxufiyiinta Somaliland,kaaso dhowaan la qaban doono.

Hadaba waa inay xukuumadda Somaliland si weyn u tix-gelisaa xubnaha xalaasha ah ee hoggaamin doonta haggina doontashir weyna ururka suxufiyiinta Somaliland dhowaan la qaban doono.

Xogreebnews.com-office Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured