Guddoomiyaha Xisbiga Muraaridka ah ee WADDANI oo safar ugu baxay waddanka Jabuuti

0
Sunday December 28, 2014 - 18:38:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga Muraaridka ah ee WADDANI oo safar ugu baxay waddanka Jabuuti

    Jabuuti(xogreebnews.com_Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabuuti(xogreebnews.com_Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa
Jabuuti(xogreebnews.com_Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta abaaro 12;15 ka dhoofay gegida diyaaradaha Magaalada Hargeysa ee Cigaal international Airport isaga oo u sii jeeda Waddanka Jabuuti,
Safarkan Guddoomiye Cirro ku baxay ayaa qaadan doona muddo totobaad ah, waxaanu la kulmi doonaa masuuliyiin ay ka mid yihiin madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, Wasaaradda arimaha Debeda, qaar ka mid ah Wakiilada Safaaradaha ingiriiska, maraykanka, itoobiya, waxayna ka wada hadli doonaan arimaha mandaqada oo ay ugu horayso dhinaca amniga, horumarinta iyo guud ahaan xaalada geeska afrika oo ay ugu horayso Somaliland iyo jabuuti.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured