Solja Waxay Dhimmatay Markii Ay U Gacan Gashay Cid Aan Ehel U Ahayn Ee Suxufiyoow Ka Quuso.

0
Saturday December 27, 2014 - 18:53:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Solja Waxay Dhimmatay Markii Ay U Gacan Gashay Cid Aan Ehel U Ahayn Ee Suxufiyoow Ka Quuso.

    Inaaggo wadaa og-sidaa ay xukuumadda u hoggaamiyo axmed siilaanyo,awoodda ay u isticmaashay inqilaabka ay kula wareegtay ururka u dhaq-dhaqaaqi jiray xoriyadda saxaafadda Somaliland ee Solja. Iyaddo u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaaggo wadaa og-sidaa ay xukuumadda u hoggaamiyo axmed siilaanyo,awoodda ay u isticmaashay inqilaabka ay kula wareegtay ururka u dhaq-dhaqaaqi jiray xoriyadda saxaafadda Somaliland ee Solja. Iyaddo u

Inaaggo wadaa og-sidaa ay xukuumadda u hoggaamiyo axmed siilaanyo,awoodda ay u isticmaashay inqilaabka ay kula wareegtay ururka u dhaq-dhaqaaqi jiray xoriyadda saxaafadda Somaliland ee Solja. Iyaddo u istcimaashay awood dhaqaale ,mid shirci iyo mid kale oo ah inay maroor-satay awoda gudida fulinta ee ururka solja. Waxaanay u gacan gelisay koox lagu sheeggo inay ka mid ahaayeen saxaafadda balse aan wax taarikh ah ku lahayn, kuwaaso lo yaqaan calooshoodda u shaqaytayaal,aan ehel u ahayn bahda warbaahinta xorta ah.solja waa urur hadda la dhalan rogay maadaama oo u gacan galay kooxdii caanka ku ahayd Guul wadeenimadda.

Wasiiradda ay gacan-tooda ku bireeyey ururkii saxaafadda Somaliland ee solja waxaa ay kala ahaayeen sidan.wasiirka wasaaradda warfaafinta Dagaal oogge Cukuse.

Wasiirku xigeenka warfaafinta Kurka wadaad,Hoosta ka daalin cabdi waaxid.

Wasiirka maaliyadda Cabdi carablow oo ah sheekhii fidmoobay.

Wasiirka madaxtooyadda Mr xirsi gaab argaagixiso.

Afar suxufi oo shaasheeyeey saxaafadda qaarkood.

kuwaaso kala ah mid uu wasiirka maaliyadda u amarka siiyo sidaa ilmo dhalan ah. Iyo mid kale oo gabigiisuba ku shaqeeyaa maxaan cunna oo tv-ga uga soo warammi jiray magaallo madaxda burco, halka kaleenna yahay wasiir cukuse oo halkaas soo taagan.

Hadaba kooxdan aynu kasoo warannay iyo xukuumadda wax faa’iido ah umma soo wadaan saxaafadda ee waxaa lo baahan yahay,in la saameeyo urur xor ah kaaso ka madax-banaan xukuummadda jilicsan ee nugul ee u hoggamiyo siilaanyo.

Waxaana ayaan darro ah qaabkii qaloocnaa ee xukuumadda siilaanyo ula wareegtay hoggaanka gacan rimiska ah ee soljo u gacan gashay.iyaddo maamulkii saxdaa ahaa ee meteli jiray,saxaafadda u hadda dhaawac u jiifo cisbitaalladadalka,iyaaggo ka murugaysan dulmiga iyo awood sheegashadda xukuumadani kula kacday.

Qalinkii

Guuleed warsame Faarax.

Bristol Uk

Qaamac4422@gmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured