Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Oo Maanta Xilalkii Ukala Wareejiyay Xoghayihii Hore Ee Warfaafinta Iyo Xoghayaha Cusub Ee Warfaafin Mujaahid Boobe Yusuf Ducaale.–

0
Wednesday December 24, 2014 - 16:52:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Oo Maanta Xilalkii Ukala Wareejiyay Xoghayihii Hore Ee Warfaafinta Iyo Xoghayaha Cusub Ee Warfaafin Mujaahid Boobe Yusuf Ducaale.–

    Hargaysa:(xogreebnews.com_Munaasabadan masuul xilalka loogu kala wareejinayay oo ka qabsoontay maanta xarunta guud ee xibiga WADDANI ee magaalada Hargaysa ayaa waxa ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:(xogreebnews.com_Munaasabadan masuul xilalka loogu kala wareejinayay oo ka qabsoontay maanta xarunta guud ee xibiga WADDANI ee magaalada Hargaysa ayaa waxa ka
Hargaysa:(xogreebnews.com_Munaasabadan masuul xilalka loogu kala wareejinayay oo ka qabsoontay maanta xarunta guud ee xibiga WADDANI ee magaalada Hargaysa ayaa waxa ka soo qaybgalay munasabadaasi Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro iyo masuuliin kale.Ugu horayn waxa madasha xil wareejinta ka hadlay xoghayihii hore ee warfaafinta Xisbiga WADDANI Maxamed Xasan Dirir isagoo ka soo jeediyay madasha wax yaabihii intii uu xilka yahay u qabsoomay iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay waaxda warfaafinta Xisbiga WADDANI.Geesta kalena waxa iyana munaasabada ka hadlay xoghayaha cusub ee warfaafinta xisbiga WADDANI Mujaahid Boobe Yusuf Ducaale iyo ku xigeenkiisa Cabdirashiid Maxamed Aadan (jeeni) kuwaas oo hadalo koo kooban ka soo jeediyay munaasabada ay xilka kula wareegayeen iyagoo uga Mahad Naqay Xoghayihii hore ee warfaafinta xisbiga heerka uu soo gaadhsiiyay waaxda warfaafinta xisbiga iyo wax qabadka muuqda ee uu samayeeyay.
Ugu Dambayntii Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro Ayaa ugu horay mahadanaq usoo jeediyay xoghayihii horay ee warfaafinta xisbiga Md.Maxamed Xasan Dirir mudadii uu soo shaqeeyay.isagoo soo dhaweeyay Gudoomiye Cirro xoghayaha iyo ku xigeenkiisa cusub ,illaahayna ugu beryay inuu xilka u fududeeyo.
xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured