Telefishanka Star Tv oo Xaflad nooceedu Hargeysa ku cusub yahay Hargeysa ku soo Bandhigay

0
Wednesday December 24, 2014 - 16:45:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 872
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Telefishanka Star Tv oo Xaflad nooceedu Hargeysa ku cusub yahay Hargeysa ku soo Bandhigay

    Hargeysa (xogreebnews.com_Telefishanka Star Tv ayaa Xaflad nooceedu Hargeysa ku cusub yahay Hargeysa ku soo Bandhigay. Xafladan ayaa ahayd mid ay ugu dabaal dagayeen Baahintii Telefishanka ee dhinaca Satelite-ka oo ay u soo wareejiyeen thiacom gaar a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com_Telefishanka Star Tv ayaa Xaflad nooceedu Hargeysa ku cusub yahay Hargeysa ku soo Bandhigay. Xafladan ayaa ahayd mid ay ugu dabaal dagayeen Baahintii Telefishanka ee dhinaca Satelite-ka oo ay u soo wareejiyeen thiacom gaar ahaan qaybta ay
Hargeysa (xogreebnews.com_Telefishanka Star Tv ayaa Xaflad nooceedu Hargeysa ku cusub yahay Hargeysa ku soo Bandhigay. Xafladan ayaa ahayd mid ay ugu dabaal dagayeen Baahintii Telefishanka ee dhinaca Satelite-ka oo ay u soo wareejiyeen thiacom gaar ahaan qaybta ay tvyada somalidu ay ku jiraan. Waxana Xafladan Dabaal dega oo ilaa xalay socotay lagu arkayay Gudaha Magaalada Hargeysa oo Gaadhi wayn ay Sameecadu ku rakibeen oo Meelo badan ay ka sii daynayeen Qaybo ka mid ah Barnaamijyada Tvga ka baxa iyo Barnaamijyo kale oo Madadaalo ah kuwaasi oo Dadku ay aad ugu soo ururayeen.Download 10866962_752448961491094_1414956129_n.jpg (76.9 KB)Download Star Tv.jpg (87.0 KB)Agaasimaha guud ee Telefishanka Qaybta Somaliland iyo Somalia Mr.Xasan Maal Dhidar oo Xalay Waraysi kooban Khadka Telefoonka ku siiyay Wargeyska Sahan ayaa sheegay in Telefishanku uu Baahintiisa si rasmi ah ugu soo wareejiyay Thaicom-ka Taariikhdu markay ahayd 21 Bishan aynu ku jirno ee December, 2014-ka. Agaasime Xasan Maal Dhidar ayaa mar uu ka hadlayay Siyaasadooda la xidhiidha dhinaca Dhiiri gelinta guud ahaanba Macaamiisha, gaar ahaan Dhallinyarada waxa uu xusay in ay diyaariyeen Barnaamijyo soo dhawayn ah oo ay ugu talo galeen Dhalinyarada fikirka wanaagsan haysa ee doonaysa in ay siyaasada ka qayb gasho.
Telefishanka Madaxa Bannaan ee Star ayaa waxa wada jir u aas aasay Koox Dhallinyaro ah iyada oo Xafiiskooda Koowaadna uu ku yaalo Magaalada London ee Dalka Ingiriiska.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured