Barlamanka somalia oo codka kalsonida siyay RW Cumar cabdi rashiid sharma'arke

0
Wednesday December 24, 2014 - 16:40:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barlamanka somalia oo codka kalsonida siyay RW Cumar cabdi rashiid sharma'arke

    Muqdisho(xogreebnews.com_Fadhiga Barlamaanka ee maanta ayaa waxaa lagu madlanaa in Ra’isul wasaaraha Soomaaliya uu Barlamaanka weydiisto in ay codka kalsoonida ah siiyaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Fadhiga Barlamaanka ee maanta ayaa waxaa lagu madlanaa in Ra’isul wasaaraha Soomaaliya uu Barlamaanka weydiisto in ay codka kalsoonida ah siiyaan Muqdisho(xogreebnews.com_Fadhiga Barlamaanka ee maanta ayaa waxaa lagu madlanaa in Ra’isul wasaaraha Soomaaliya uu Barlamaanka weydiisto in ay codka kalsoonida ah siiyaan waxaana kulanka Barlamaanka goobjoog ka ahaa Madaxweynha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kadib khudbad ay kulanka Barlamaanka ay ka jeediyeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid ayaa la gudagalay in codka kalsoonida ah loo qaado kaas oo ahaa cod gacan taag ah waxaana cod aqlabiyad leh ku meelmariyay Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid 218 Xildhibaan oo siisay codka kalsoonida ah.Markii uu helay codka kalsoomida ah kadib ayaa Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid lagu dhaariyay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured