Wasiir Cukuse Oo Xauunka Kancerka (Appendix Cancer) U Yimid Jarmalka Si Looga Daweeyo.

0
Tuesday December 23, 2014 - 19:01:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cukuse Oo Xauunka Kancerka (Appendix Cancer) U Yimid Jarmalka Si Looga Daweeyo.

    Hargeisa-(xogreebnews.com_Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilahi Cukuse ayaa beryahanba u joogey Wadanka Jarmalka daaweyn ah xanuunka loo yaqaan Kansarka (Appendix Cancer)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com_Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilahi Cukuse ayaa beryahanba u joogey Wadanka Jarmalka daaweyn ah xanuunka loo yaqaan Kansarka (Appendix Cancer)
Hargeisa-(xogreebnews.com_Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilahi Cukuse ayaa beryahanba u joogey Wadanka Jarmalka daaweyn ah xanuunka loo yaqaan Kansarka (Appendix Cancer). wasiirka ayaa isagu hore u sheegay in uu booqasho ku joogo dalka Jarmalka,hase ahaatee waxaa hubaal ah in wasiir Cukuse uu dalkaasi u tegay si uu isaga daweeyo xanuunkaasi loo yaqaano (Appendix Cancer).Wararku waxa intaasi ku darayaan in wasiir Cukuuse ay dhakhtarada daweynayey kula taliyeen in uu nasiimada badiyo oo uusan qaban shaqooyinka culculus ama nasiima badan sameeyo.
Madaxda Reer Somaliland ayaa had iyo goor qariya xanuunadooda iyagoo shaki weyn ka qaba in shacabku ogaado caafimaadkoodu sida uu yahay,waxaanay isku daweeyaan dalalka debedaha iyagoo ka cararaya takhaatiirta iyo Cisbitaalada wadanka gudihiisa.
Cource Qarannews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured