madaxweyne siilaanyo maanta Dalka Kusoo Laabtay, Kaddib markii usoo dhammaaday safarkii u kusoo saxeexay qodobadda ay Dawladda Jabuuti ku dhex-dheexaadinaysay maamulka xasan sheekh

0
Monday December 22, 2014 - 19:28:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    madaxweyne siilaanyo maanta Dalka Kusoo Laabtay, Kaddib markii usoo dhammaaday safarkii u kusoo saxeexay qodobadda ay Dawladda Jabuuti ku dhex-dheexaadinaysay maamulka xasan sheekh

    Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ayaa ka soo degay Maanta garoonka Diyaaraha ee Egal International Airport, ka dib muddo saddex maalmood ah oo uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ayaa ka soo degay Maanta garoonka Diyaaraha ee Egal International Airport, ka dib muddo saddex maalmood ah oo uu dalka jabuuti ku joogay martiqaad uu madaxweyne geelle u fidiyey labada Dal ee Somaliland
Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ayaa ka soo degay Maanta garoonka Diyaaraha ee Egal International Airport, ka dib muddo saddex maalmood ah oo uu dalka jabuuti ku joogay martiqaad uu madaxweyne geelle u fidiyey labada Dal ee Somaliland iyo Somaliya Madaxweyneyaashooda, kuna kala saxeexdeen heshiis 6 qodob ah.Safarkaasi oo ku soo dhamaaday jewi wanaagsan ka dib waxa uu madaxweyne axmed maxamed Silaanyo ku soo guryo noqday Somaliland ama Dalkiisa hooyo gaar ahaan caasimadiisa Hargeysa.Waxaana Madaxweynaha ku soo dhaweeyey Garoonka Masuuliyiin uu hogaaminaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan Masuuliyiin xukuumada ka tirsan, Cuqaal, Sulaadiin, Xildhibaano, Waxgarad, Aqoon yahano, haween iyo Bulshada qaybeheeda kala duwan.
Intaasi ka dib waxa uu madaxweynuhu Salaan sharaf ka qaatay tudub ka tursan ciidanka qarabka somaliland isaga oo Madaxweynuhu saf-saf u soo maray shacbigii qiimaha badnaa ee soo dhaweeyey kadibna waxa uu soo gaadhay qolka VIP-da ee garoonka diyaaraha, halkaasi oo uu saxaafada kula hadlay madaxweynuhu ugana waramay nuxurka kulankii ay saddexda madaxweyne yeesheen, iyada oo uu sidoo kale halkaasi ka hadlay wasiirka arrimaha Dibeda Somaliland oo isna ku nuux nuuxsaday ahmiyada qarankan ay u leedahay in aynu ka qaybgalno shirar noocan oo kale ah si qaranku u helo xaqiisa ugana mid noqdo beesha caalaDownload DSC_0314.JPG (160.8 KB)mkDownload DSC_0302.JPG (120.2 KB)a.Download DSC_0276.JPG (162.7 KB)Download DSC_0273.JPG (166.5 KB)Download DSC_0278.JPG (176.8 KB)Download DSC_0329.JPG (173.3 KB)Download DSC_0285.JPG (179.8 KB)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured