XISBIGA UCID WAXAA UU LEEYAHEY IYAMAA RUN SHEEGAYA XASAN SH.MAXAMUUD IYO MADAXWEYNE AXMED SIILLAANYO

1
Monday December 22, 2014 - 19:15:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 872
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XISBIGA UCID WAXAA UU LEEYAHEY IYAMAA RUN SHEEGAYA XASAN SH.MAXAMUUD IYO MADAXWEYNE AXMED SIILLAANYO

    Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somalia iyo Madaxweynaha JSL,Markii Ay Ka Kala Dageen Galinkii Hore Ee Maanta oo Ay Bishu Tahey 22 December 2014 Labada Madaar Ee Cigaal Hargeysa Iyo Madaarka Aden Cade Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somalia iyo Madaxweynaha JSL,Markii Ay Ka Kala Dageen Galinkii Hore Ee Maanta oo Ay Bishu Tahey 22 December 2014 Labada Madaar Ee Cigaal Hargeysa Iyo Madaarka Aden Cade Muqdisho

Hargeisa(xogreebnews.com_JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILANDXisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka {UCID} Justice and Welfare Party Ref/UCID/00150/2014 Date: 22/12/2014
WAR SAXAAFADEED HARGEYSA:XISBIGA UCID WAXAA UU LEEYAHEY IYAMAA RUN SHEEGAYA XASAN SH.MAXAMUUD IYO MADAXWEYNE AXMED SIILLAANYO
Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Waxaa uu War-Saxaafadeedkan Ka Soo Saarey Hadalada Aadka u Kala Fog Ee Ay Ku Kala Hadleen Labada Madaxweyne
Madaxweynaha Somalia iyo Madaxweynaha JSL,Markii Ay Ka Kala Dageen Galinkii Hore Ee Maanta oo Ay Bishu Tahey 22 December 2014 Labada Madaar Ee Cigaal Hargeysa Iyo Madaarka Aden Cade Muqdisho
Ayaa Mid Waliba Waxaa uu War_Saxaafadeedkii uu Bixiyey ku Sheegay Hadalo Aad u Kala Fog oo Ahaa Sidan.
Madaxweynaha JSL Waxaa uu Maanta Dadkiiisa u Sheegay in Kulankii Dhex-Marey Isaga iyo Xasan Sh.Maxamud ay ku Heshiiyeen
In Wixii Hore Loogu Heshiiyey Sidoodii Loo Fuliyo
In Bisha February 2015 Wadahadaladii Dib Uga Furmaan TURKIGA
In La Dar-Dar Galiyo Wadahadalada si Arimuhu Hore Ugu Dhamaadaan
In Dawlada jibouti Ay Goob Joog Ka Ahaato Markii Loo Baahdaba Wadahadalada
Halka uu Isaguna Ka Sheegay Aragti Taa Ka Duwan Madaxweynaha Muqdisho Ee Xasan Sh.Maxamud oo Aheyd
In Wixii Hore Loogu Heshiiyey Sidoodii Loo Fuliyo
In Bisha February 2015 Wadahadaladii Dib Uga Furmaan TURKIGA
In La Dar —Dar galiyo Wadahadalada, Si Midnimadii Somalia ay u Soo Dhamaystiranto 2015
In Dawladii jibouti Ay Goob Joog Ka Ahaato Markii Loo Baahdaba Wadahadalada Somalia iyo Somaliland
Waxaa uu Intaa Raaciyey Xasan Sh Maxamuud In Saacado Badan Ay Si Hoose u Wada-hadleen Isaga iyo Siillaanyo
Hadaba Dhamaan Muwaadiniinta JSL Mucaarad iyo Muxaafidba iyamaa Xaqiiqda Dhabta Ah Shacbigiisa u Sheegaya
Waxaanu War-Saxaafadeedkan Ku Soo Gabagabeyneynaa Maah Maah Somliyeed oo Tidhaahda (WAX HA LAGUU SHEEGYE MAANKAAGA LA KAASHO) Jawaabtuna Shacbiga JSL ayey u Taalaa Hadii Aanu Nahey Xisbiga UCID si Balaadhan Ayaanu uga Hadli Doonaa Arintan
XOGHAYAHA WARFAAFINTA XISBIGA UCID
YUUSUF KAYSE ABDI-LAAHI


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured