Gudoomiye Cirro Oo Masuuliyiin Dhawaan Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani Xilal Sarsare U Magacaabay

0
Monday December 22, 2014 - 18:52:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 797
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cirro Oo Masuuliyiin Dhawaan Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani Xilal Sarsare U Magacaabay

    Hargeysa(xogreebnews.com_-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo masuuliyiin dhawaan ku soo biiray Xisbiga Waddani xilal sarsare ku taxay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo masuuliyiin dhawaan ku soo biiray Xisbiga Waddani xilal sarsare ku taxay.

Hargeysa(xogreebnews.com_-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo masuuliyiin dhawaan ku soo biiray Xisbiga Waddani xilal sarsare ku taxay.

Halkan ka akhri liiska masuuliyiinta xilalka loo magacaabay

1. Md. Cali Cilmi Geelle waxa loo magacaabay inuu noqdo xubin ka mid ah hoggaanka xisbiga

2. Md. Cali Axmed Cabdi (Cali cantar) waxaa loo magacaabay inuu noqdo xubin ka mid ah hoggaanka xisbiga

3. Md. Maxamed Xasan Dirir, xoghayihi hore ee warfaafinta waxa loo beddeley inuu noqdo Xoghayaha gaarka ah ee gudoomiyaha xisbiga waddani.

4.Muj. Boobe Yuusuf Ducaale waxaa loo magacaabay inuu noqdo xoghayaha cusub ee warfaafinta.

5. Dr. Xuseen Maxamuud Maxamed (Xuseen xoog) waxaa loo magacaabay xoghayaha caafimaadka xisbiga waddani

6. Md. Axmed Cabdilaahi Barre waxaa loo magacaabay inuu noqdo xoghayaha khayraadka dabiiciga ah.

7. Marwo Faadumo Sicid Ibraahim waxaa loo magacaabay inay noqoto la taliyaha arrimaha dibadda ee gudoomiyaha xisbiga waddani.

8. Md. Daa’uud Xuseen Jaamac (foodcadde) waxa loo magacaabay inuu noqdo ku xigeenka xoghayaha arrimaha gudaha xisbiga waddani.

9 Md. Cabdirashiid Maxamed Adam (Jeeni) waxaa loo magacaabay inuu noqdo ku xigeenka xoghayaha warfaafinta xisbiga waddani.


xaaji
geesi



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured