xukuumadda Ethopia oo cudud ciiidan kusoo xoojisay suldaankii ka fallaagoobay somaliland,Dareen la"aanta xukuumadda siilaanyo

0
Sunday December 21, 2014 - 12:02:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xukuumadda Ethopia oo cudud ciiidan kusoo xoojisay suldaankii ka fallaagoobay somaliland,Dareen la"aanta xukuumadda siilaanyo

    Hargeisa(xogreebnews.com_ sidaa laga Helaayo ilo-wareedyo looga qaateen ah oo ku sugan deegaanka buuraha ah ee u ku sugaan yahay,suldaan abubakar oo ku magac dheer,wabaar xogreebnews.com u sheegay in dawaldda fadaraal ah ee Ethopia ,siisay ciidamaamo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_ sidaa laga Helaayo ilo-wareedyo looga qaateen ah oo ku sugan deegaanka buuraha ah ee u ku sugaan yahay,suldaan abubakar oo ku magac dheer,wabaar xogreebnews.com u sheegay in dawaldda fadaraal ah ee Ethopia ,siisay ciidamaamo sidaa la sheegaayo difaaca, suldaanka. Hargeisa(xogreebnews.com_ sidaa laga Helaayo ilo-wareedyo looga qaateen ah oo ku sugan deegaanka buuraha ah ee u ku sugaan yahay,suldaan abubakar oo ku magac dheer,wabaar xogreebnews.com u sheegay in dawaldda fadaraal ah ee Ethopia ,siisay ciidamaamo sidaa la sheegaayo difaaca, suldaanka.
waxaana warar ay shabakadda warar ee xogreebnews.com Heleysaa sheegayaan, in laba iyo toban Tikniko ah ay xalay soo amreen deegaanka laffo ciise iyo tuulooyin kale oo ku dhow
deegaanka u suldaanku ku dhuumaaleysanaayo.

waxaana la sheegay inay sii toosa u dawladda Ethopia ugu gacan Galisay suldaan wabaar, oo lid ku noqday qaranimadda somaliland.halka warar kaleenna sheegayan in ciidaamo dheeraad ah Ethopia usoo dirtay deegaanka wajaale kuwaaso la garanay sababta keentay inay Ethopia soo xoojiso ciidamadeeda ku teed-san xadla lay la leedahay somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured