Madaxweyne Siilaanyo Oo Qarka U Saaran In Uu Saxiixo Ka Mid Ahaanshaha Habka Fadaraalka Somaliya Taasi Bedelkeedana Loo Saxiixo Mashaariic Gaadhaysa 550 Milion Oo Doolar Iyo Jagada Ra’iisal Wasaaraha

0
Sunday December 21, 2014 - 11:44:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Qarka U Saaran In Uu Saxiixo Ka Mid Ahaanshaha Habka Fadaraalka Somaliya Taasi Bedelkeedana Loo Saxiixo Mashaariic Gaadhaysa 550 Milion Oo Doolar Iyo Jagada Ra’iisal Wasaaraha

    DJabuuti( xogreebnews.com_Madaxweyne Siilaanyo ayaa Qarka U Saaran In Uu Saxiixo Ka Mid Ahaanshaha Habka Fadaraalka Somaliya Taasi Bedelkeedana Loo Saxiixo Mashaariic Qaadhaysa 550Milion Oo Doolar iyo in doorashada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DJabuuti( xogreebnews.com_Madaxweyne Siilaanyo ayaa Qarka U Saaran In Uu Saxiixo Ka Mid Ahaanshaha Habka Fadaraalka Somaliya Taasi Bedelkeedana Loo Saxiixo Mashaariic Qaadhaysa 550Milion Oo Doolar iyo in doorashada
DJabuuti( xogreebnews.com_Madaxweyne Siilaanyo ayaa Qarka U Saaran In Uu Saxiixo Ka Mid Ahaanshaha Habka Fadaraalka Somaliya Taasi Bedelkeedana Loo Saxiixo Mashaariic Qaadhaysa 550Milion Oo Doolar iyo in doorashada Somaliya ee 2016 kadib la siiyo shakhsiyan Ra’iisal Wasaaraha Dawlada Fadaraalka Somaliya.
Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka Somaliya ayaa Siilaanyo u soo bandhigay in uu u saxiixi doono mashaariicda Shidaalka iyo Fiberka internetka ee Djabouti ka iman doono oo shirkaduhu ku xideen saxiixa Madaxweyne Xasan ,Madaxweynaha Somaliya ayaa madaxweyne Siilanyo u soo bandhigay oo kale in Shakhsiyan Siilaanyo lagu maamuuso jagada raiisal wasaaraha Dawlada fadaraalka Somaliya doorashada ka dhici doonta somaliya 2016 kadib,jagadaasi oo abid yeelan doonto Somaliland khaasatan beesha Isaaqu.
Illo diblomaasiyadeed oo laga helayo safaaradaha jooga Djabouti qaarkood ayaa siilaanyo ku khasbaya in uu saxiixo habka fadaraalka ee uu wato Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud,ilahaasi waxay sheegeen in Madaxweyne Siilaanyo u guuxay soo jeedinta Madaxweyne Xasan laguna lafa guri doono kulanka maanta oo bishu tahay 21ka Dec.2014.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured