Allaybaday: Diyaarad Nooca Dagaalka Ah Oo Laga Leeyahay Ethopia Oo Baadi Goob Loogu Jiro Raq Iyo Ruux Wixii Saarnaa + Saraakiil Sar Sare Oo Ku Sugan Degmada Allaybaday

0
Sunday December 21, 2014 - 11:42:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Allaybaday: Diyaarad Nooca Dagaalka Ah Oo Laga Leeyahay Ethopia Oo Baadi Goob Loogu Jiro Raq Iyo Ruux Wixii Saarnaa + Saraakiil Sar Sare Oo Ku Sugan Degmada Allaybaday

    Hargeysa (xogreebnews.com — Allaybaday: Diyaarad Nooca Dagaalka Ah Laga Leeyahay Ethopia Oo Baadi Goob Loogu Jiro Raq Iyo Ruux Wixii Saarnaa + Saraakiil Sar Sare Oo Ku Sugan Degmada Allaybaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com — Allaybaday: Diyaarad Nooca Dagaalka Ah Laga Leeyahay Ethopia Oo Baadi Goob Loogu Jiro Raq Iyo Ruux Wixii Saarnaa + Saraakiil Sar Sare Oo Ku Sugan Degmada Allaybaday Hargeysa (xogreebnews.com — Allaybaday: Diyaarad Nooca Dagaalka Ah Laga Leeyahay Ethopia Oo Baadi Goob Loogu Jiro Raq Iyo Ruux Wixii Saarnaa + Saraakiil Sar Sare Oo Ku Sugan Degmada Allaybaday
Military-helicopter-crash
Saraakiil sare oo itoobiyaan ah ayaa labadii maalmood ee ugu danbeeyay ku sugan degmada allaybaday kuwaas oo raadco ugu jira diyaarad helicopter ah oo laga leeyahay dalka Ethopiya. Diyaarad ayaa sida la sheegayo ahayd nooca dagaalka oo laba habeen ka hor kasoo gudubtay xadka Ethopiya iyo somaliland laguna sheegay tuulada maxamed cali oo ka tirsan wajaale. Shabakada caalamiga ah ee Buushaale News ayaa si ay warar faahfaahsan ugu hesho waxay la xidhiidhay gudoomiyaha allaybaday Kayse Muxumed Ibrahim (Kayse Meegaar) waxaanu gudoomiyhu noo sheegay in wali xaqiiqdeeda lahayn diyaaradaa ,lana raadinayo meesha ay ku dhacday waxaana hadalkii gudoomiyaha ka mid ahaa “diyaaradaa wali xaqiiqdeeda lama hayo, waxaa allaybaday xalay ila jogay saraakil Ethoopiyaan ah, markaa inaga xaga Somaliland waynu ka baadhnay oo waanu la hadalnay tuulooyinkeena oo lama hayo, iyaguna xagooda tuulooyinkooda aad ayay u weydiiyeen, markaa diyaarada iyadoo meel gaban oo jawi hoose ku duulaysa in ay tuulada maxamed cali soo dhaaftay waa la sheegay xageenana ay u soo jeeday, waxaana loo malaynayaa in inta u dhaxaysa tuulada maxamed cali iyo allaybaday in ay ku dhacday diyaaradaasi”. Mar aanu gudoomiyahe kayse aanu wax ka weydiinay in ay diyaaradaasi siday ciidan iyo in kale ayaa waxaa noo sheegay in aanay saraakiisha itopiyaanka ahi aanay wax faahfaahin ah ayna ka bxin waxay siday diyaaradaa yari. Si kastaba ha ahaatee waxaa baadi goob loogu jiraa raq iyo ruux wixii saarnaa diyaarada helikopterka ah ee laga lee yahay dalka aynu jaarka nahay ee Ethopiya waana markii ugu horaysay oo diyaarad itopiya ahi ay kusoo dhacdo xadka Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured